Posted in WARARKA

Baaqyada loo jeedinayo  dolwada ee ku  aadan in ay xalliso shaqa joojinta dhaqatiirta oo isa soo taraya

Iyada oo  dhaqatiirta dalka  ay shaqa joojin ku guda jiraan tan iyo  5-tii  bishan Disembar ee sanadkan  2016-ka ayaa waxaa isa soo taraya baaqyada loo…

Posted in WARARKA

Senetarka countiga Turkana oo sheegay in uu tageerayo ansixinta isbedelada lagu sameynayo doorshooyinka

Senetarka maamul goboleedka Turkana John Munyes ayaa sheegay in maalinta arbacada oo  uu aqalka senetka yeelanayo fadi gaar ah uu taagerayo in mar kale la…

Posted in WARARKA

Dalka Ugandha oo  ku dhawaad  50   qof  ay ku quusteen  harada Lake   Albert

Ugu  yaraan 45 qof  oo  u socday in ay  tartan ka qeyb galaan ayaa laga  cabsi qabaan in ay dhinteen kadib markii ay  ku quusteen…

Posted in WARARKA

Nin dumaashigiis u dilay 1000 shilin   oo deyn ah awgeed

Mid ka mid ah shacabka ku nool maamul goboleedka Tharaka-Nithi  ee dalkani Kenya  ayaa lagu soo waramaya in uu dumaashigiis u dilay  1000 oo deyn…

Posted in WARARKA

Taliyaha saldhiga  booliska ee marsabit oo isaga oo meyd ah gurigiisa laga helay

Taliye dhawaan la geeyay  saldhiga booliska ee maamul goboleedka marsabit  laguna magacaabo  Abel Sande  ayaa fiidnimadii xalay  laga helay gurigiisa isaga oo meyd ah. Gudoomiye…

Posted in WARARKA

Abaanduulaha booliska oo amar ku bixiyay in la shaqaleysiiyo ciidamada keyda

Abaan duulaha  ciidamada booliska ee dalkani Kenya  Joseph Boinnet  ayaa amar ku bixiayy in la shaqaleysiiyociidamad keyndak ee loo  yaqaano KPR  oo ka howlgeli doono …

Posted in WARARKA

Raysul wasaaraha israaill  oo danjiraha Maraykanka u yeeray

Raysul wasaaraha Israaiil Benjamin Netanyahu ayaa u yeeray  safiirka  dalkiisa u fadhiyo mareykanka saacado kadib markii dhamaan  danjirayaasha dalalka xubnaha ka ah golaha amaanka ee…

Posted in WARARKA

Baadi goob weli loogu jiro diyaaraadii burburtay ee Ruushka

Dalka Ruushka ayaa waxaa weli    ka socdo howlagalo lagu raadinayo diyaaradii milatariga ee shalay ku burburtay badda madhow ee magaala xeebeededka Sochi. Baadi goobka loogu…

Posted in WARARKA

Dowlada maamul goboleedka Mombasa oo loogu baaqay  in ay qalabayso waaxyaha dab damiska

Shacabka ku  nool degaanka  Likoni ee  countiga  Mombasa ayaa  dowlada maamul goboleedka ugu baaqay in ay qalabayso waaxyaha dab damiska. Waxay si gaar ah u…

Posted in WARARKA

Mucaradka oo dowlada u qabtay 9 maalmood   ka hor inta aynan dibadbaxyo sameynin

Isbeheysiga mucaradka ee Cord  ayaa dowlada u qabtay mudo dhan 9 maalmood oo ay wax kama jiraan uga soo qaadayso  isbdeladii dhawaan la ansaxiyay eek…