Abaanduulaha booliska oo amar ku bixiyay in la shaqaleysiiyo ciidamada keyda

Abaan duulaha  ciidamada booliska ee dalkani Kenya  Joseph Boinnet  ayaa amar ku bixiayy in la shaqaleysiiyociidamad keyndak ee loo  yaqaano KPR  oo ka howlgeli doono  countiyada Turkana iyo galbeedka Pokot.

Mr.Boinnet ayaa  xusay in ciiadaman aya gacan ka geysanyaan  sugida amaanka aagaasi oo inta badan khalkal ay geliyaan burcada xoolah adhaca.

Wuxuu intaas ku daray in taliyaasha uu amar ku siiyay in sida ugu dhaqsiyaha badan ay howshan u guda galaan.

Mr.Boinnet  ayaa dhanka  kale ka dhawaajiyay in ciidamadan iyaga ah laga soo xulano gudiyada qaabilsan amaanka  ee mudooyinkii ugu dambeeyay kaalin muhiim ah ka qaatay in  amni daradii jirtay la yareeyo.

Senetarka     countiga  galbeedka Pokot  John Lonyang’apuo ayaa dowlada ugu baaqay in ay soo ibiso mootooyin ay adeegsan karaan gudiyada amaanka.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *