Posted in WARARKA

Israaiil oo xadiday xiriirka  ay la leedahay  xubnaha qaramada midoobay ee  tageeray qaraarkii lagu cambareeyay

Raysuul wasaaraha  Israaill  Benjamin Netanyahu ayaa  wasarada arrimaha dibada ee dalkiisa amar ku siiyay in ay  si ku meel gaar ah u xadido xiriirka  ay…

Posted in WARARKA

Turkiga oo maanta maxkamadeynayo  ku dhawaad 30  sarkaal oo lala xiririnayo afgambigii dhicisoobay

Ku dhawaad 30 ka mid ah ciidamada booliska ee dalka Turkiga ayaa maanta lagu wadaa in lagu soo oogo dacwad la xiriirta in ay ku…

Posted in WARARKA

Gudiga  IEBC oo loo soo jeediyay in uu tababaro u fidiyo musharixiinta

Gudiga madaxa banaan ee doorashooyinka iyo xuduudada ayaa loo soo jeediyay in  tababaro ku saabsan habdhaqanka wanaagsan   uu u fidiyo musharixiinta u tartamaya xilalka kala…

Posted in WARARKA

Kumanaan  ka mid ah bukaanka countiga Tana River oo la siiyay daryeel caafimad oo lacag laan ah

In ka badan 5000 oo ka mid ah bukaanada ku sugan maamul goboleedka  Tana River ayaa ka faaiday  dareyeel caafimad oo lacag lan ah oo …

Posted in WARARKA

Dibadbaxyada ay qorsheynayaan isbeheysiga mucaaradka oo laga digay

Hogaamiyaha maamul goboleedyada Turkana iyo Pokot ayaa Raila Odinga ka codsaday in uu ka noqdo dibadbaxyada uu sheegay in 4-ta bisha January ay ku dhaqaaqayaan….

Posted in WARARKA

Countiga Mandhera oo ka mid noqday maamul goboleedyada laga deyrinayo in ay abaaraha saameyn ba’an ku yeeshaan

Maamul goboleedya badan oo ka tirsan dalkani Kenya ayaa la sheegaya in ay macluul  wajahayaan  kadib abaaraha saameyay oona ka dhashay rob laanta in mudo…

Posted in WARARKA

Shacabaka ku nool countiga Kwale oo lagu booriyay in ay ku dadadalan arrimaha waxbarashada

Iyada oo la sheegayo in dhalinyaro badan ay aqoon yari awgeed duufsadaan kooxaga xagjirka  ayaa shacabka ku nool maamul goboleedka Kwale lagu booriyay in ay…

Posted in WARARKA

Masar oo ay sanadkan ka dheceen 1,736  oo dibadbaxyo ah

Warbixin ay soo saartay xarunta  arrimaha dhaqalaha iyo xuquuqda  bulshada  ayaa lagu sheegay  in dalka masar sanadkan 2016-ka ay ka dheceen dibadbaxyo gaaraya 1,736 ….

Posted in WARARKA

Dalalka  bariga  Afrika  oo aqoonsan doono shahadooyinka Jamacadaha kala duwan

Ardayda  dhigata  jaamacadaha  ku yaala dalalka  bariga Afrika ayaa la filaya  in  laga bilaabo bisha soo socoto    loo ogolaado in ay jaamacad kale ku biiraan…

Posted in WARARKA

Dhismaha wadada isku xirta Kenya iyo Tanzania oo la dhameystirayo bisha 5-aad ee sanadka soo socdo

Qaar ka mid ah wadooyinka  ay dhisayso dowlada  sida mida u dhexeyso Voi iyo Taveta  oo isku xiri donto dallaka dariska ah ee Kenya iyo…