Kumanaan  ka mid ah bukaanka countiga Tana River oo la siiyay daryeel caafimad oo lacag laan ah

In ka badan 5000 oo ka mid ah bukaanada ku sugan maamul goboleedka  Tana River ayaa ka faaiday  dareyeel caafimad oo lacag lan ah oo  uu bixiyay  ururka ay ku bahobeen dhaqatiirta muslimiinta ah.

Dad badan oo xanuunsanayaa ayay xaaladooda caafimad sii lidatay  kadib markii dhaqatiirta ay shaqa jojin ku dhaqaqeen.

Munasabadan ayaa ku soo begmatay xili  loo dabal degayo ciida masixiga.

Qaar ka mid ah dadkan loo fuuliyay daryeelka ayaa ka yimid  tuulooyin fogfog sida Chara iyo Kone Mansa ee  countiga  Tana River.

Dr.Cabdullahi Naasir oo howshan hogaaminayay ayaa sheegay in  talaabadan ay qaaden kadib markii  ay  u adkeysan waayeen dibaatada heysato bukaanka halka  maamul goboleedka uu la daala dhaco cudurka  Daacuunka .

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *