Posted in WARARKA

Shinzo Abe oo ka tacsiyeeyay geerida  dad mareykan ah oo ay Japan dishay  75 sano ka hor

Abe iyo Obama ayaa noqday labadii hogaamiye ee ugu horreeyay ee saldhigaas booqda Ra’iisul wasaaraha dalka Japan ayaa booqday saldhiga ciidammadda badda ee Pearl Harbor…

Posted in WARARKA

In ka badan 40 qoys oo hooy laan ah kadib markii dhisma ay deganayaeen  uu gubtay

Qoysas ay tiradoodu kor u dhafeyso 40 oo ka soo jeedo xaafada Kiambuthi  ee maamul goboleedka  Embu ayaa hooy laan  noqday   ka dib markii  guri…

Posted in WARARKA

Ruushka iyo Turkiga oo Mareykanka  ku eedeyay in uu taageero  kooxaha argagixisada

Dowladaha Ruushka iyo Turkiga ayaa Mareykanka u jeediyay eedeymo ku saabsan in uu tageero kooxaha argagixisada  ee ka dagaalamo  dalka Suuriya. Madaxweynaha Turkiga  Recep Tayyip…

Posted in WARARKA

Senetarada oo  walaac ka muujiyay  wadada gasha baarlamaanka oo ciriiri ahayd  iyo ciidamada dheeriga ah

Fadhigii  barqanimadii saaka  ka furmay aqalka senetka ee magaaladani Nairobi ayaa waxaa hareeyay walaac ay  qaar ka mid ah senetarada   ka muujinayeen  cidamada dheeriga ah…

Posted in WARARKA

Madaxweynihii hore ee Argentina oo  dacwad la xiriirta musuqmaasuqa  lagu soo oogay

Madaxweynihii hore ee Argentina, Cristina Fernandez de Kirchner  ayaa lagu soo oogay dacwad ku saabsan  musuqmaasuqa  halka  hantideeda oo lagu qiyaasay   643  milyan  oo doolar…

Posted in WARARKA

Ururka macalimiinta ee KUPPET oo ku goodiyay in bisha soo socoto ay shaqa joojin ku dhaqaaqayaan  

Ururka ay ku bahobeen barayaasha dugsiyada sare iyo machadyada ee loo soo gaabiyo KUPPET ayaa ku goodiyay in bisha koowad ee sanada 2017-ka  ay shaqa…

Posted in WARARKA

Aqalka Senetka  oo maanta yeelanayo  fadhi  ku saabsan  isbedelada  la xirrira shuruucda  doorashooyinka oo dhawaan la ansaxiyay

Senetarada dalka ayaa maanta oo arbaca ah lagu wadaa in ay yeeshaan fadhi gaar oo ay ku eegayaan isbedeladii maalintii khamiisti ay ansaxiyeen xildhibaanada baarlamaanka….

Posted in WARARKA

Dhaqatiirta ka howlgalo countiga Nairobi ee shaqa joojinta ku guda jiro oo aan bishan Mushaar la siin doonin

Gavanaha maamul goboleedka Nairobi Dr.Evans Kidero ayaa sheegay in  dhaqatiir ay tiradoodu kor u dhafeyso 120 oo ka howlgalo  countiga uu hogaamiyo   anan la siin…

Posted in WARARKA

Dowlada Nigeria  oo liiska  musharaadka ka saartay magacyada 50,000  oo ahaa shaqaala been abuur ah 

Dowlada dalka Nigeria ayaa  badbaadisay khasaaro lacageed oo gaaraya 630 milyan oo euro kadib markii  meesha laga saaray magacyada 50,000   oo ahaa shaqaala hore balse…

Posted in WARARKA

Booliska countiga Marsabit oo weli ku raad joogo  burcad  aagaasi xoolo ka dhacay   

Ciidamada booliska ee maamul goboleedka Marsabit ayaa weli radinaya burcad shalay  geel ka dhacay  tuulada  Laisamis  halkaasna ku dilay 3 qof oo hal qoys ka…