Posted in WARARKA

Xoghayaha arrimaha dibada ee Mareykanka oo israail ku tilmaamy in ay  halis gelinayso amaanka  iyo dimuqaradinimada

John Kerry oo ah xoghayaha arrimaha dibada ee Mareykanka ayaa  sheegay in degaanada ka tirsan Falastiin oo ay weli sii haysato israail ay halis ku…

Posted in WARARKA

Ururka dhaqatiirta oo ku dhaliilay gavanaha countiga Bomet in uu carqaladeyay kulan ay yeelanayeen

Ururka qaran oo ay ku bahobeen dhaqatiirta dalka ayaa dhaliil u jeediyay  gavanaha maamul goboleedka Bomet Issac Ruto kadib markii  sida ay sheegeen  uu carqaladeeyay…

Posted in WARARKA

Kooxda MRC oo iska fogeeyay in ay weerar ku qaaden saldhiga booliska ee  countiga Kwale

Kadib markii todobaadkii hore isku day  ku aadanaa in la weeararo saldhiga booliska ee Kombani ee countiga Kwale lala  xiriiriyay kooxda MRC aya hada eedeymahaas…

Posted in WARARKA

Talaabada  aqalka senetka uu isbdelaada  ku aadan doorashooyinka uga qeyb gelinayo shacabka oo la soo dhaweyay

Go’aanka uu shalay ku dhawaqay  guddomiyaha aqalka senetka Ekwe Ethuro ee ku  saabsanaa in isbedelada la xiriira doorshooyinka dadweynaha laga qeyb geliyo ayaa hada waxaa…

Posted in WARARKA

Shirkad soo saarto dharka oo ku taalo dalka Bangladesh oo shaqada ka tirtay 1,500 oo qof

Ciidamada boolliska ee dalka  Bangladesh ayaa sheegaya in shirkada sameyso dharka ay shaqada ka tirtay ugu yaraan 1500 oo qof  kadib markii ay dhigeen dibadbaxyo…

Posted in WARARKA

Wasiirka Waxbarashada oo loogu baaqay in uu amar ku bixiyo  in ardayda la siiyo warqada ay ku qorantahay natiijadii KCPE-da 

Qaar ka mid ah waalidiinta  countiga Nakuru ayaa wasiirka waxbarashada   ee dalka Dr.Fred Matiangi ugu baaqay in uu amar ku siiyo maamulayaasha dugsiyada  hoose dhexe…

Posted in WARARKA

Amaanka countiga Wajeer oo si weyn loo adkeeyay

Taliyaha cidamada booliska ee maamul goboleedka Wajeer ee gobolka waqooyi bari Kenya Samuel Mukindia ayaa sheegay  in amniga countigaasi si weyn loo adkeeyay. Tallabadan ayaa…

Posted in WARARKA

Salva kiir oo shacabkiisa  ugu baaqay in ay nabada ku dadalaan

Madaxweynaha sudaanta koonfureed Salva kiir ayaa shacbka dalkaasi ugu baaqay in ay ku dadalaan sidii looga wada shaqeyn lahaa sugida amaanka  iyo in ay dib…

Posted in WARARKA

Aqalka senetka oo markii 3-aad daaqada ka tuuray hindisa sharciyeed ku saabsan jinsiyada 

Xidhibaanada aqalka senetka ee dalka ayanan markii sedexaad meel marini hindisa sharciyeed  looga gol  lahaa in xilalka dowlada ay noqdaan kuwo lagu tixhgeliyo sinaanta jinsiyada….