Salva kiir oo shacabkiisa  ugu baaqay in ay nabada ku dadalaan

Madaxweynaha sudaanta koonfureed Salva kiir ayaa shacbka dalkaasi ugu baaqay in ay ku dadalaan sidii looga wada shaqeyn lahaa sugida amaanka  iyo in ay dib u heshiyaan kooxaha iska soo horjeeda.

Isaga oo arrintan ka hadlaya ayuu yiri waan ogahay in ay dhibaato idinka soo gaartay dagaalada  dalkeena saameyay balse wadan codasanayaa in ad cafis isku fidisaan .

Dhanka kale  kooxaha hubeysan iyo kuwa anan hubeysneyn ayuu madaxweynaha u soo jeediyay in ay soo afjaraan  weerarada ay ku qadayaan rayidka ku nool tuulooyinka kala duwan.

Wuxuu sido kale cambareeyay in wadooyinka llagu dhibateeyo shacbka qaar ka mid ahna la laayay.

Madaxweynaha ayaa intaas ku daray in anan qiil loo raadin Karin dilka qof rayid ah oo la dilay isaga oo anan wax hub ah adeegsanin.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *