Posted in WARARKA

Turkiga oo sheegay in uu dilay 1600 oo isugu jiro ISIS iyo kurdhishiyiinta

Ciidamada dalka Turkiga ayaa maanta oo jimca ah sheegay in ay dileen  1,294 oo  ka mid ah xubnaha kooxda  isku tilmaanya khilaafada islaamiga ee ISIS….

Posted in WARARKA

Qaar ka mid dadki ku barakacay qalalaasihii 2007-dii oo dalbanayo in magdhow la siiyo

Ugu yaraan 6000 oo   qof oo ka soo jeedo countiga Siaya   kuwaas oo ka mid ah   kenyaankii ku barakacay qalalaasihii ka dhacay dalka dhamaadkii sanadii…

Posted in WARARKA

Shacabka  ku nool countiyada  Nakuru iyo  Laikipia  oo ka cabanaya  waayeelada  anan la siinin lacagihii loogu talagalay

Qaar ka mid ah shacabka ku nool maamul goboleedyada Nakurur iyo Laikipia ayaa walaac ka muujiyay in anan waayeelada degaanadaasi weli la siinin lacagihii ay…

Posted in WARARKA

Wasiirka arrimaha gudaha oo ku dhawaaqay in Isniinta ay tahay maalin Fasax ah

Wasiirka arrimaha gudaha iyo isku duwida dowlada dhexe Joseph Nkaissery ayaa shaaca ka qaaday in maalinta isniinta ee soo socoto taarikhduna ay ku beegantahay 2-da…

Posted in WARARKA

Madaxweyene Uhuru oo wasiirka waxbarashada ku amaanay sida uu imtixaanada u maareyay

Madaxeweynaha dalka Uhuru Kenyatta ayaa wasiirka waxbarashada  Dr.Fred Matiangi ku amaanay in uu si habsami leh u maareyay  imtixaanada qaran oona natiijada ka soo baxday…