Posted in WARARKA

Turkiga oo si kulul u cambaareeyay talaabadii u mareykanka dalkiisa uga soo musaafuriyay diblomaasiyiin u dhashay Rushka

Turkiga ayaa si kulul u cambaareeyay tilabaadii uu qaaday Mareykanka kaaso lagu soo musaafuriyay 35 diblomaasiyiin oo u dhashay wadanka Rushka. Wasiirka wasaarada arimaha dibada…

Posted in WARARKA

Nin ay Jarmalka ku eedeeyen weerarki Berlin oo u baqaya naftiisa iyo nafta qoyskiisa

Nin u dhashay wadanka Pakistan oo goor sii horeysay laamaha amaanka ee Jarmalka ay la xiriiriyeen weerarkii ka dhacay Berlin ayaa hadda sheegayaa in uu…

Posted in WARARKA

Israel oo muwaadiniinta uga digtay in ay u safraan Dalka India

Dowlada dalka Israel ayaa muwaadininteeda oga digtay in ay u safraan gudaha wadanka Hindiya, waxaynta digniintaasi ku shegtay qatar amni daro oo ka dhici karto…

Posted in WARARKA

Joseph Kabila oo xilka wareejin doono marka doorasho ay ka dhacaan dalka Dimoqraadiga ah ee Congo

Joseph Kabila oo ah Madaxweynaha dalka dimoqraadiga ah ee Congo ayaa laga yaabaa in uu xilka wareejio kahor inta uusan dhamaanin sanadka soo socda ee…

Posted in WARARKA

Dowlada oo mamnuucday  90 kooxod oo burcad ah

Dowlada dalka ayaa xaaraameysay ku dhawaad 90 kooxod oo burcad ah kuwaaso ka jira qeybo badan oo katirsan dalka. Warbxin uu soo saray wasiirka wasaarada…

Posted in WARARKA

Jaamacadaha sida gaarka loo leeyahay oo wayn doona arday ku birta sanadka soo socda

Waxaa hadda laga cabsi qabaa in jaamacadaha sida gaarka loo lee yahay ee dalka sanadka soo socda ay waayen arday ku birto maadama wasiirka wasaarada…

Posted in WARARKA

Nin lagu eedeynayo weerar lagu qaaday saldhig boolis oo kuyaala Kwale oo la amray in muddo dheeri ah uu xabsiga kusii jiro

Nin lala xiriirinayo in uu kadambeeyay weerarkii isbuuci lasoo dhaafay lagu qaaday saldhiga booliska ee Kombani ee kuyaalo Maamul goboledka Kwale ee goboledka xebta ee…

Posted in WARARKA

Madaxweyne kuxigeenka dalka oo ugu baaqay kenyanka in ay isku diiwan galiyaan doorashada 2014-ka

Madaxweyne kuxigeenka dalka William Rurto ayaa ugu baaqay kenyanka dhamaan in ay isku diiwan galiyaan doorashada la filayo in ay dalka ka dhacaan bisha sideedaad…

Posted in WARARKA

Mudanayaasha xisbiga Jubilee oo sheegay in Madaxweyne Uhuru Kenyatta uu markiisa labaad ku guuleysan doono xilka madaxtinimada

Qaar kamid ah mudanayaasha kasoo jeedo xisbiga talada haya ee jubilee ayaa u saadaaliyay Madaxweynaha dalka uhuru Kenyatta in markiisa labaad uu kuguleysan doono xilka…