Posted in WARARKA

Nin maalmo ka  hor iska laliyay  diyaarada uu Raila Odinga saarna  oo  lagu eedeyay in uu isdili rabay.

Nin maalmo ka hor  la arkay iska  oo qabsaday diyaarad siday hogaamiyaha xisbiga ODM Raila Odinga ayaa maxkamada la geeyay waxaana lagu soo oogay dacwad…

Posted in WARARKA

Booliska  countiga Laikipia  oo  raadinaya  macalin la sheegay in  gabadh uu si xun  u garaacay ay  geeriyootay

Ciidamada booliska ee maamul goboleedka Laikipia ayaa ku raadinaya  ku xigeenka maamulaha  dugsiga hoose  dhexe ee  Mukadamia  oo cararay kadib markii gabadh   la sheegay inuu…

Posted in WARARKA

Donald Trump  oo maanta lagu wado in uu saxiixo sharci ku saabsan   intarneetka

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa lagu wadaa in maanta  oo talaada ah uu qalinka ku duugo sharci ku saabsan ilaalinta macluumadka lagu keydiyo  aalada intarneetka….

Posted in WARARKA

Maxkamada oo gudiga IEBC ka hor istaagtay in ay dhaqan geliso  sharci ku saabsan ololaha doorashada

Maxkamada shaqaalaha ayaa soo saartay amar ku meel gaar ah oo gudiga madaxa banaan ee doorashooyinka iyo xuduudada ee IEBC looga hor istaagayo in uu…

Posted in WARARKA

Qaramada midoobay oo sheegtay in xayiraada Donald Trump aysan saameynayn shaqaalaheeda

Qaramada midoobay ayaa sheegtay in xukuumadaa Washigton ee Mareykanka ay u xaqiijisay  in shaqaalaheeda ka soo jeedo wadamada  ay muslimiinta u badanyihiin  aysan wax saameyn…

Posted in WARARKA

Abaanduulaha guud  ee booliska  oo sheegay in la sugay amaanka Keynta Boni Forest

Abaanduulaha guud ee ciidamada booliska Joseph Boinnet ayaa shaaca ka qaaday in dowlada ay sugtay amaanka heynta  loo yaqaano Boni  iyo  3 tuulo oo ku…

Posted in WARARKA

Gudiga baarlamaanka ee gaashan dhigga oo maanta ka shirayo weerarkii saldhiga  Kulbiyow lagu qaaday

Gudiga aqalka baarlamaanka u qaabilsan arrimaha gaashan dhigga iyo xiriirka dibada  ayaa maanta lagu wadaa in uu yeesho fadhi ku saabsan  weerarkii jimcadii la soo…

Posted in WARARKA

Arday lagu soo oogay dacwad la xiriirtay  weerarkii  lagu qaaday masaajid ku yaalo Kanada

Ciidamada booliska ee dalka Kanada  ayaa sheegaya inay dacwad ku soo oogeen arday asalkiisu Faransiis yahay oo dhalashada Kanada haysta  oo lala xiriirinayo weerar  lagu…

Posted in WARARKA

Khuburada  tacliinta oo sheegay in manhajka waxbarashada uunan ardayda siinayn xirfadihii la rabay

Aqoonyahaanada ku taqasusay arrimaha tacliinta ayaa sheegay in manhajka waxbarashada ee 8-4-4 oo hada laga isticmaalo wadanka uusan ardayda siinayn xirfadihii  la rabay in ay …

Posted in WARARKA

Dhaqatiirta oo maanta baarlamaanka u gudbinaya dacwad ku saabsan  mushar kordhinta

Dhaqatiirta  dalka ayaa maanta lagu wadaa in ay baarlamaanka u gudbiyaan dacwad ku saabsan waxyaabaha ay dalbanayaan ee lagu xusay heshiiskii gorgortanka ku saleysnaa oo…