Posted in WARARKA

Diyaarad ka duushay Nairobi oo si deg deg loogu dajiyay caasimada Sudaan

Diyaaradda Turkish Airline oo maanta ka duushay garoonka diyaaradaha ee magaaladtan Nairobi kuna sii jeeday magaalada Qaahira ee wadanka Masar ayaa oo soo wajahday xaalad…

Posted in WARARKA

Xubnaha Nasa uu soo magacaabay inay kubiran golaha EALA ayaa waxaa ka mid ah Oburu Odinga iyo Kennedy Musyoka.

Oburu Odinga oo ah walaalka ka weyn Raila Odinga iyo Kennedy Musyoka oo isgana ah wiil uu dhalay Kalozo Musyoka ayaa ka mid ah xubnaha…

Posted in WARARKA

Kooxda PKK oo dalka Turkiga ku dishay 400 oo qof oo rayid ah tan iyo sandii 2015-kii

Ururka PKK ayaa tan iyo bishi July ee sanadkii 2015-kii wadanka Turkiga ku dilay 400 oo qof oo rayid ah oo aan waxbo galabsan. Kooxdan…

Posted in WARARKA

Maxkamad ku taala magaalada Mandera oo nin ku xukun tay 30 sano oo xarig ah

Maxkamad ku taala magaalada Mandera ayaa waxaa ay xukun 30 sano oo xarig ah ku riday muwaadin soomaaliyeed oo lala xariirinaya kooxda Al-shabaab. Ninkan oo…

Posted in WARARKA

3 eedeysane oo lala xariirinayay inay 50 milyan ka dhaceen Bangiga KCB oo maanta lagu sii daayay damiin lacageed

3 eedeysane oo lala xariirinayo dhacdo todobaadkii la soo dhafay in ka badan 50 milyan oo shilin looga xaday bangiga KCB laantiisa magaalada Thika ayaa…

Posted in CIYAARAHA

Griezman oo doonayao Barca.

  Antoine Griezmann ugu baaqay Barcelona inay bixiya 100 milyan si uu u aado kooxda Barcelona. Weeraryahanka reer France ayaa doonayao inuu katago kooxda Atlantico…

Posted in CIYAARAHA

Chelsea oo ku soo biirtay loolanka loogu jiro Ozil.

Chelsea ayaa kula soo biirtay Manchester United Loolanka loogu jiro Mesut Ozil ee u ciyaaro Arsenal sida ay ku warameyso SportBild.\ Xidhigan heerka caalami ee…

Posted in CIYAARAHA

MAN UTD oo wadahal la fureyso Ibrahimovic.

Kooxda Manchester United ayaa isu diyaarineysa inay wahadal la furto Zaltan Ibrahimovic si ay qandaraaska ugu kordhiyaan. Weeraryahanka reer Sweden ayaa qandaraaska loo cusbooneysiyay dhamaadka…

Posted in CIYAARAHA

Barca oo isha ku hayso Kane iyo Jesus.a

  Barcelona ayaa isha ku haysa weeraryahanka kooxda Tottenham Harry Kane iyo weeraryahanka Kooxda Manchester City Gabriel Jesus si ay badal ugu dhigaan Luize Suarez….

Posted in CIYAARAHA

Real Madarid ayaa isu diyaarineysa inay lasoo wareegto DE Gea.

Madaxweynaha kooxda Real Madrid Florentino Perez ayaa isu diyaarinaya inuu xagaaga dambe la soo wareego gool hayaha kooda Manchester United. Perez ayaa ku daalay sugida…