Posted in WARARKA

Micheal Flynn oo qirtay inuu been u sheegay FBI-da

La taliyihii hore ee dhanka amaanka ee madaxweyne Donald Trimp Michael Flynn ayaa qirtay in fariimo been ah uu u gudbiyay waaxda dambi barista ee…

Posted in WARARKA

996 qof oo ku dhimatay wadanka Siiriyaa bishi la soo dhaafay ee November

Ugu yaraan 996 qof oo rayid ah ayaa lagu dilay dagaaladi wadanka Suuriya ka dhacay intii lagu jiray Bishii Nofembar ee sanadkan sida ay sheegtay…

Posted in WARARKA

Sheek Muqtar Roobow oo maanta gaaray Bydhabo

Garoonka Diyaradaha Magaalada Baydhabo ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta waxaa ka degtay Diyaarad gaar ah oo siday Sheekh Muqtaar Roobow Cali iyo masuuliyiin…

Posted in WARARKA

Ra’iisu wasaare kuxigeenka Soomaaliya oo dalka dib ugu soo laabtay

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho, kadib shirkii uu kaga qeyb…

Posted in WARARKA

Al-Shabaab oo wadada u galay  Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan

  wararka inaga soo gaaraya degaanka Hees oo ka tirsan Gobolka Hiiraan ayaa la sheegayaa in Dagaalyahano ka tirsan ururka Al-shabaab ay weerar jidgal ah…

Posted in WARARKA

Dowlada oo lacagaha ay siinaysa jaamacadaha ku saleyn doonto tirada ardayda ee wax ka dhigta

Madaxweyne ku xigeenka dalka Willaim Ruto ayaa sheegay in dowlada qiimaha lacagta ee ay siinayso jaamacadaha kala duwan ay noqon doonto mid lagu saleynayo tirada…

Posted in WARARKA

Madaxweynaha dalka oo midowga Afrika iyo midowga Yurub ugu baaqay hormarinta dhalinyarada

Madaxweynaha dalka Uhuru Kenyatta ayaa midowga Afrika ee AU iyo midowga Yururb ee EU-da u soo jeediyay inay si wadajir ah u soo saraan istaraatiijiyad…

Posted in WARARKA

Dadka deggan xaafada Bahati ee ismaamulka Nakuru oo labo nin ku dilay daggax

Dadka deggan xaafada Bahati ee ismaamul goboleedka Nakuru ayaa waxaa ay dhagaxaan ku dileen labo nin oo tuugo ah oo la sheegay inay jabsadeen guri…

Posted in WARARKA

Saddax Askari oo ka tirsan ciidamada difaaca dalka oo ku dhimatay shil ka dhacay ismaamulka Mandera

Saddax Askari oo ka tirsan ciidamada difaaca dalka ayaa lagu soo waramayaa inay ku dhinteen shill ka dhacay wadada u dhaxaysa Elwak iyo Kotulo. Gudoomiyaha…

Posted in English

President Kenyatta commends police for work during election

President Uhuru Kenyatta has commended police officers for being “firm” during the electioneering period. In a signal from the police headquarters, that contains the Head-of-State’s…