Posted in WARARKA

Madaxweynaha soomaaliya oo Guddoomiyey Shirka Golaha Amniga Qaranka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa guddoomiyey shirka Golaha Amniga Qaranka oo lagu gorfeeyey xaaladda amni ee dalka, xoojinta wada shaqeynta hay’adaha…

Posted in WARARKA

Shirka Tayeynta Shaqaalaha Dowladda oo la soo gaba gabeeyay

Magaalada Muqdisho waxaa maanta lagu soo gaba gabeeyay shirkii tayeynta Shaqaalaha iyo hay’addaha Dowladda. shirkan oo shalay si rasmi ah loo furay ayaa waxaa soo…

Posted in WARARKA

Xildhibaano eedeyn u jeediyay Madaxweynaha Hirshabelle

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka maamulka Hirshabeelle ayaa ku eedeeyay Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle in uu jabiyay qodobo dastuuri ah. Warsaxaafeed ay soo saareen Maanta ayaa waxay…

Posted in WARARKA

Ciidamo daacad u ah madaxweynihii hore ee Yemen oo beeniyay hadal ka soo baxay Xuutiyiinta

Ciidamo daacad u ah madaxweynihii hore ee dalka Yemen Cali Abdalla Saalax ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay in xuutiyiinta dalkaasi ka dagaalamo ay la…

Posted in WARARKA

7 qof oo ku dhimtaya qarax ka dhacay Afghanistan

Ugu yaraan 7 qof ayaa ku dhintay qarax ismiidaam in ah oo laga fuliyay goob lagu qabtay isu soo bax siyaasadeed , Garoonka Shirzai Stadium,…

Posted in WARARKA

21 qof oo ku dhimatay shil ka dhacay Zimbabwe

Ugu yaraan 21 qof ayaa lagu soo waramayaa inay ku dhinteen shil ka dhacay dalka Zimbabwe kadib markii waqooyiga galbeed uu ku gadoomay baabuur ay…

Posted in WARARKA

Madaxweynaha dalka oo lagu dhaliilay inuusan canbareynin dilalka boolisku lagu eedeyay inay geysteen

Urur weynaha mucaaradka NASA ayaa bayaan uu maanta oo axad ah soo saaray ku sheegay in madaxweynaha dalka Uhuru Kenyatta uu ku dhaliilayo inuusan canbareynin…

Posted in WARAYSIYADA

DHAGEYSO warbixin uu inoo soo diyaaariyay wariyaheena Maxamuud Maxad Sheekh lafagari oo kusabsan ismaamulka Mandheera oo laga xusin maalinta naafada.

Lafageri {"type":"audio","tracklist":true,"tracknumbers":true,"images":true,"artists":true,"tracks":[{"src":"https:\/\/www.starfm.co.ke\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/Lafageri.mp3","type":"audio\/mpeg","title":"Lafageri","caption":"","description":"\"Lafageri\".","meta":{"length_formatted":"3:14"},"image":{"src":"https:\/\/www.starfm.co.ke\/wp-includes\/images\/media\/audio.png","width":48,"height":64},"thumb":{"src":"https:\/\/www.starfm.co.ke\/wp-includes\/images\/media\/audio.png","width":48,"height":64}}]}
Posted in WARAYSIYADA

DHAGEYSO warbixin uu inoo diyaariyay Xasan Muktar Axmad oo kusabsan burcada ugaarsato duurjogta geriga ee Countiga wajeer.

171130_1153 {"type":"audio","tracklist":true,"tracknumbers":true,"images":true,"artists":true,"tracks":[{"src":"https:\/\/www.starfm.co.ke\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/Xassan-Wajeer.mp3","type":"audio\/mpeg","title":"171130_1153","caption":"","description":"\"171130_1153\" by My Recording.","meta":{"artist":"My Recording","length_formatted":"6:02"},"image":{"src":"https:\/\/www.starfm.co.ke\/wp-includes\/images\/media\/audio.png","width":48,"height":64},"thumb":{"src":"https:\/\/www.starfm.co.ke\/wp-includes\/images\/media\/audio.png","width":48,"height":64}}]}
Posted in WARARKA

Xidhlibaan David Ole sankok oo sheegay inuu baarlamaanka geynayo mooshin ku sabsan wadooyinka

xildhibaan baarlamaanka si magacaabis ah ku soo galay oo lagu magacaabo David ole Sankok ayaa sheegay inuu baarlamaanka geynayo mooshin ku saabsan in wadooyinka laga…