Posted in WARARKA

Askari dad shacab ku rasaaseeyay magaalada Muqdisho

Askari ka tirsan ciidamada Soomaaliya ayaa rasaas ku furay dad shacab ah oo maraayay wadada. Asarigan rasaasta uu furay ayaa waxaa ku dhaawacmeen sedax ruux…

Posted in WARARKA

Roobow oo kulan la qaatay Wariyeyaasha Baydhabo

  Hogaamiye ku xigeenkii hore ee Als-shabab Sheek Muqtaar Roobow Cali ayaa maanta madaxtooyada koonfur galbeed ku qaabilay wariyaasha oo isugu jiray qeybaha kala duwan…

Posted in WARARKA

Shaqaale diyaaradeed oo arkay gantaal ay riday Kuuriyada Waqooyi

Shaqaale saarnaa diyaarad ay leedahay shirkadda Cathay Pacific oo dul maraysay Japan ayaa sheegay in ay arkeen wax ay uga shakiyeen gantaalkii ay toddobaadkii hore…

Posted in WARARKA

Madaxweynihi hore ee dalka Yeman Cali Cabdalla Salax oo manta la dilay

Wararka ka imanaya dalk Yemen ayaa xaqiijiyay dhimashada Madaxweynihii hore ee Yemen Cali Cabdalla Salax kaasoo lagu diley maanta dagaal xoog leh oo k ahdcay…

Posted in WARARKA

Agaasimaha dacwad oogista ee dalka oo amray in damiin lagu sii daayo David Ndi.

Agaasimaha dacwad oogista ee dalka Keriako Tobiko ayaa amrya in damiin lagu sii daayo sarkaalka ugu sareeya ee dhanka istaraatiijiyada David Ndii. David Ndi ayaa…

Posted in WARARKA

Ardayda ku biiraya dugsiyada sare oo goobaha waxbarashada tagaya 9-ka bisha Janaayo

Wasiirka wasaarada waxbarashada ee dalka Dr. Fred Matiangi ayaa sheegay in ardaydii sanadkan sameeyay imtixaanka qaran ee fasalka sideedaad ee dugsiyada hoose dhexe ee KCPE-da…

Posted in WARARKA

Human Rights Watch oo dowlada Kongo ku eedeysay inay fallago howlgelisay

Hay’ada caalamiga ee xuquuqul aadanaha ee Human Rights Watch ayaa warbixin ay soo saartay ku sheegtay in dowlada jamhuuriyada dimuqaradiyada kongo ee DRC ay shaqaleysiisay…

Posted in WARARKA

Turkiga oo sheegay in todobaadkii la soo dhafay ila dilay 11 ka tirsan argagixisada

Wasaarada arrimaha gudaha ee dalka Turkiga ayaa sheegtay in todobaadkii la soo dhafay hawlgalo laga fuliyay guud ahaan wadankaasi lagu dilay 11 ka tirsan dagaalyahanada…

Posted in WARARKA

Dab ka kacay xarunta ugu weyn ee ciidamada militariga ee dalka

Mid ka mid ah bakhaaraha xarunta ugu weyn militariga dalka ee loo yaqaano DOD ee magaaladatani Nairobi ayaa lagu soo waramaya inuu burburiyay dab saaka…

Posted in WARARKA

Mucaaradka Nasa oo dhaliilay tallabada lagu xiray David Ndii

Urur weynaha mucaraadka Nasa ayaa canbareeyay tallabada galinkii dambe ee shalay lagu soo xiray sarkaalka ugu sareeya ee dhanka istaraatiijiyada David Ndii . Xubnaha Nasa…