Posted in WARARKA

Farmaajo oo furay shirka qaranka ee Somali Partnership Forum.

Madaxweyne Somaaliya Maxmed Cabdullahi Farmaajom ayaa maanta daah dfuray shirka qaran ee ka socda Soomaaliya ee Somali Partnership Forum. Shirkan ayaa diirada lagu saarayey arrimaha…

Posted in WARARKA

Ciidamada Cirka ee wadanka Turkiga oo dilay 13 ka tirsan dagaalyahanada PKK

Ciidamada cirka ee wadanka Turkiga ayaa sheegay inay ka taqaluseen 13 ka tirsan kooxda lagu magacaabo PKK. Ciidamada dalka Turkiga ayaa tan iyo Sabtidi hawlgalo…

Posted in WARARKA

5 qof oo lagu dilay deegaanka Mt Elgon ee ismamulka Bungoma

Wararka inaga soo gaarayaa deegaanka Mt Elgonee ismaamulka Bungoma ayaa sheegay in halkaasi lagu dilaya 5 qof. Kooxda la mamnuucay (SLDF) ayaa looga shakisanayahay inay…

Posted in WARARKA

Xildhibaanada Somalia oo loo soo jeediyay in mudnaan la siiyo kadib marka oo xilkoodu dhamaado.

Xildhibaan C/rashiid Maxamed Xidig oo ka mid ah Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in loo baahan yahay mudnaan la siiyo xubanaha baarlamaanka kadib marka uu mudo…

Posted in WARARKA

Waxaa la sameeyay isku aadka tartanka lagu qaban doono Magaalada Muqdisho.

Waxaa magaalada Muqdisho soo gaaray dhamaan maamulgoboleedyada sanadkan ciyaaraya tartanka lagu qabanaayo caasimada Soomaaliya ee Muqdisho. Waa markii labaad oo lagu qabto tartanka noocan ah…

Posted in WARARKA

Hay’adda iskaashiga ismaalka oo ka soo horjeestay in Quddus laga dhigo caasimada Israa’iil

Hay’adda iskaashiga islaamka ee magaceedu loo soo gaabiyo OIC ayaa walaac ka muujisay isku dayga ku aadan in magaalada Quddus ee dalka Falastiin laga dhigo…

Posted in WARARKA

Sarkaal sare oo ka tiran Al-Qaacidda oo lagu dilay Afghanistan

Sirdoonka dalka Afghanistaan ayaa sheegay in la dilay sarkaal sare oo ka tirsanaa kooxda Al-Qaacida iyo 80 qof oo kale. Dadkaasi ayaa looga taqalusay howlgal…

Posted in DHAGEYSO WARARKA

DHAGEYSO warka duhurnimo ee star fm 5-12-2017

News 05-12-2017 13 30 {"type":"audio","tracklist":true,"tracknumbers":true,"images":true,"artists":true,"tracks":[{"src":"https:\/\/www.starfm.co.ke\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/News-05-12-2017-13-30.mp3","type":"audio\/mpeg","title":"News 05-12-2017 13 30","caption":"","description":"\"News 05-12-2017 13 30\".","meta":{"length_formatted":"24:02"},"image":{"src":"https:\/\/www.starfm.co.ke\/wp-includes\/images\/media\/audio.png","width":48,"height":64},"thumb":{"src":"https:\/\/www.starfm.co.ke\/wp-includes\/images\/media\/audio.png","width":48,"height":64}}]}
Posted in WARARKA

Mucaaradka Nasa oo dib u dhigay kulan ay maanta yeelan lahayeen xildhibaanada baarlamaanka

Urur weynaha mucaaradka Nasa ayaa dib u dhigay kulan horay loo qorsheeyay in maanta oo talaada ah ay yeshaan xubnaha u matalo aqalka baarlamaanka iyo…

Posted in WARARKA

Dowlada oo sheegtay inay kordhinayso dugsiyada sare ee ka jiro ismaamulada kala duwan

Wasiirka wasaarada waxbarashada ee dalka Dr. Fred Matiangi ayaa sheegay in dowlada ay kordhin doonto tirade dugsiyada sare ee ka jiro 47-da ismaamul ee dalka….