Posted in WARARKA

40 qof oo laga soo badbaadiyay kadib doon ku qalibmatay Badda Arab ee dalka Pakistan

In ka badan 40 ruux ayaa lagaso baadbaadiyay halka la helay 18 qof oo meyd ah manta oo khamiis kadib markii doon ay saarnayen ku…

Posted in WARARKA

Dad ku dhaawacmay dibadbaxyada ka socdaa magaalada Qaza ee Falastiin

Shacabka reer Falastiiniyiinta ee ku nool deegaanada la haysto ee Daanta Galbeed iyo Qaza ayaa billaabay isu soo baxyo ay ku diidan yihiin in Qudus…

Posted in WARARKA

Gavanaha ismaamulka Mombasa oo isbitaalka Coast ka furay xarun loogu talagalay Kansarka.

Gudoomiyaha ismaamulka Mombasa Ali Hassan Joho ayaa maanta waxaa uu xariga ka jaray xarun cusub oo loogu talagalay dadka qabaa cudurka Kansarka . Xaruntani Kansarka…

Posted in WARARKA

Raila Odinga oo maanta ka qeyb galay baroor diiq loo sameynayay dadkii ku dhintay ddibadbaxyadii dalka ka dhacay

Hogaamiyaha garabka muccaaradka ee NASA Raila Odinga oo maanta ka qeyb galay baroor diiq loo sameeynayay qaar ka mid ah taagerayaashi NASA oo ku dhintay…

Posted in WARARKA

Wasiirka Amniga Soomaaliya oo ka qeyb galay shirka Booliska adduunka

Wasiirka Amniga Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow Ducaale ayaa ka qeyb galay shirka shanaad ee booliska aduunka oo looga hadlaaye la dagaalanka ka ganacsiga Dadka iyo…

Posted in WARARKA

Xoogag ka tirsan Al-Shabab oo isku dhiibey ciidamad Koonfur Galbeed

Xoogag ka tirsa ururka Al-Shabab ayaa isku dhiibeen ciidamada maamulka koonfur Galbeed. Saraakiisha degmada Diinsoor ayaa warbaahinta u sheegay xoogag ka tirsan Al-Shabab oo wata…

Posted in WARARKA

Wasiiru Dowlaha Soomaaliya oo ka warbixiyay halka uu maraayo howlgalada Amaanka.

Wasiiru Dowlaha Amniga Soomaaliya Xasan Macalin ayaa maanta warbixin ka siiyay Golaha wasiirada halka ay marayaan howlgalada lagula dagaalamayo Shabab. Wasiiru Dowlaha ayaa shacabka ka…

Posted in CIYAARAHA

Barcelona Oo Ku Sii Dhawaanaysa Saxiixa Philippe Coutinho

Kooxda Barcelona ayaa ku sii dhawaanaysa in ay heshiis ka saxiixato xiddiga khadka dhexe uga ciyaara kooxda Liverpool ee Philippe Coutinho sida ay sheegayaan wararka…

Posted in CIYAARAHA

Messi Oo Ka Xanaaqsan In Uu Cristiano Ronaldo Ku Guulaysan Doono Abaalmarinta Ballon d’Or-ka

Lione Messi ayaa lagu soo waramayaa in uu ka xanaaqsan yahay in uu Cristiano Ronaldo ku garaacayo abaalmarinta Ballon d’Or-ka oo caawa lagu bixin doono…

Posted in CIYAARAHA

Rio Ferdinand Oo Magacaabay Xidiga Uu Necbaa Inuu Wajaho

Halyeeyga Man United Rio Ferdinand ayaa magacaabay in Eden Hazard uu yahay xidiga uu ugu necbaa inuu wajaho waayahiisii dambe ee kubadda cagta, isla markaana…