Posted in WARARKA

Ciraaq oo ku dhawaqday in la soo afjaray dagaalkii ISIS.

Ra’iisul wasaaraha dalka Ciraaq Xeydar Al-Cabadi aya sheegay inay ka guuleysteen dagaalka ay kula jireen khilaafada islaamiga ee Dacish oo muda badan ay dagaalamayeen. Cabadi…

Posted in WARARKA

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Taabid Cabdi oo la wareegay deeq dawo ah oo ay soo dhibtey Dowladda Masar

Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Taabid Cabdi Maxamed ayaa Maanta dowladda Masar kala wareegay deeq dawo ah oo ay ugu tala galeen dadkii…

Posted in WARARKA

Madaxweyne Farmaajo oo ugu baaqay Madaxda Afrika in la iska kaashado abuurista jawi maalgashi

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi farmaajo oo ka qeyb galey shirka Ganacsiga Afrika oo ka dhacay magaalada Sharma Sheekh ayaa sheegay in baahi weyn loo qabo…

Posted in WARARKA

Ra’iisul Wasaare Khayre wax Dulqaad ah uma yeelan doono Musuqmaasuqa.

  Ra’iisul Wasaaraha dowladda Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo ka hadlaayay maalinta caalamiga ee musuqmaasuqa ayaa sheegay in xukuumadiisa wax dulqaat ah ay u yeelan…

Posted in BARNAAMIJYADA

DHAGEYSO barnaamijka kulanka star ciyaaraha 9-12-2017

KULANKA CIYARAHS 09 12 2017 {"type":"audio","tracklist":true,"tracknumbers":true,"images":true,"artists":true,"tracks":[{"src":"https:\/\/www.starfm.co.ke\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/KULANKA-CIYARAHS-09-12-2017.mp3","type":"audio\/mpeg","title":"KULANKA CIYARAHS 09 12 2017","caption":"","description":"\"KULANKA CIYARAHS 09 12 2017\".","meta":{"length_formatted":"1:03:08"},"image":{"src":"https:\/\/www.starfm.co.ke\/wp-includes\/images\/media\/audio.png","width":48,"height":64},"thumb":{"src":"https:\/\/www.starfm.co.ke\/wp-includes\/images\/media\/audio.png","width":48,"height":64}}]}
Posted in BARNAAMIJYADA

DHAGEYSO barnaamijka madasha falanqeynta dhacdooyinka 9-12-2017

MADASHA 09 12 2017 {"type":"audio","tracklist":true,"tracknumbers":true,"images":true,"artists":true,"tracks":[{"src":"https:\/\/www.starfm.co.ke\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/MADASHA-09-12-2017.mp3","type":"audio\/mpeg","title":"MADASHA 09 12 2017","caption":"","description":"\"MADASHA 09 12 2017\".","meta":{"length_formatted":"40:44"},"image":{"src":"https:\/\/www.starfm.co.ke\/wp-includes\/images\/media\/audio.png","width":48,"height":64},"thumb":{"src":"https:\/\/www.starfm.co.ke\/wp-includes\/images\/media\/audio.png","width":48,"height":64}}]}
Posted in WARARKA

Booliska magaalada Mombasa oo baarayaa Compuyuutaro laga xaday wakiilada hoose ee ismaamulka Nairobi

Ciidamada Booliska ayaa bilaabay baaritaano lagu ogaanayo dhacdo lagu xaday laptop ay leeyhiin wakiilada aqalka hoose ee Nairobi oo looga xaday hotel ku yalo magaalada…

Posted in WARARKA

Khasaara ka dhashay dab ka kacay gobolka Calirfonia ee dalka Maraykanka

Dab xoogan ayaa wali lagu soo waramayaa inuu ka kacayo gobolka Calirfonia ee wadanka Maraykanka. dab damis lagu qiyaasay 5,700 oo ruux ayaa la tacaalaya…

Posted in WARARKA

Israaa’iil oo duqeeysay xarun hubka lagu keydiyo oo ku taala magaalada Qaza

Israaa’iil ayaa sheegtay in ay beegsadeen goobo ay leeyihiin jabhada hubaysan ee Xamaas iyaga oo ka aar goosanaya gantaallo lagu soo riday. Milatariga Israa’iil ayaa…

Posted in WARARKA

Madaxa cadaalada ee dalka oo difaacay madaxbanaanida garsoorayaasha wadanka

Madaxa cadaaladda ee dalka David Maraga ayaa difaacay madaxbanaanida ay leeyihiin garsoorayaasha dalka. Madaxa cadaalada ee dalka ayaa sheegay in qaar ka mid ah garsoorayaasha…