Posted in WARARKA

Tababar ku saabsanaa isla xisaabtanka oo Muqdisho lagu soo gabagabeeyay

Aqoon isweydaarsi kusaabsanaa la socodka iyo islaxisaabtanka howlaha Booliska oo soocnayay laba maalmood ayaa waxaa maanta soo xiray wasiirkuxigeenka wasaradda amniga xukumada soomaaliya Waxaana goobjoog…

Posted in WARARKA

Madaxweynaha Ruushka oo shaaciyay in ciidamadiisa ay ka baxaan Suuriya

Madaxweynaha Ruusha Vladimir Putin ayaa booqasho lama filaan ah ku tagay saldhig ciidamada wadankaasi ay ku leeyihiin gudaha Suuriya isagoo sarakiisha ku amray inay guda…

Posted in WARARKA

Booliiska Maraykanka oo la tacaalaya warar la xariira qarax ka dhacay Magalada Manhattan

Afhayeen u hadlay ciidamada booliska ayaa sheegay in sarakiisha magaalada New York ay la taacalayan warar la xiriira qarax ka dhacay bartamaha magalada Manhattan. Sida…

Posted in WARARKA

Maxkamada sare oo u yeertay madaxa booliiska Joseph Boinnet

Maxkamada sare ee dalka ayaa u yeertay abaanduulaha ciidamada booliiska Jospeh Boinett si uun u faahfaahiyo sababta uu ugu guul dareystay inuu soo xiro xoghayaha…

Posted in WARARKA

Wasiirka waxbarashada oo amar ku bixiyay in jaamacadaha baaritaan lagu sameeyo.

Wasiirka wasaarada waxbarashada ee dalka sido kalena ah sii hayaha xilka wasiirka wasaarada arrimaha gudaha Dr. Fred Matiang’I ayaa gudiga dowlada dhexe u qaabilsan tacliinta…

Posted in WARARKA

Maxkamada ugu sareysa dalka oo faahfaahisay go’aankii ay ku ayiday guushii Uhuru

Garsoorayaasha maxkamada ugu sareysa dalka ayaa maanta soo saaray faahfaahin dhameystiran oo ku aadan go’aankii ay si aqlabiyad leh ugu ayideen in madaxweyne Uhuru Kenyatta…

Posted in WARARKA

Madaxweyne Farmaajo oo wadanka Turkiga kaga qeyb galaya Shirka Ururka Iskaashiga Islaamka

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaaminaayo ayaa u ambab-baxay magaalada Istambul ee wadanka Turkiga. Madaxweyne Farmaajo ayaa wadanka turkiga kaga qeyb galayaa…

Posted in WARARKA

Wariye u dhintay Qarax Gaarigiisa loogu xiray

Waxaa fiidnimadii caawa lagu dilay Magaalada Muqdisho Wariye Maxamed Ibraahim Gaabow oo ka tirsanaa Wariyeyaasha Magaalada Muqdisho, kadib markii qarax loogu soo xiray gaarigiisa. Qaraxan…

Posted in BARNAAMIJYADA

DHAGEYSO barnaamijka diirada star arrimaha Kenya 11-12-2017

BARNAAMIJKA DIIRADA DAY 11 {"type":"audio","tracklist":true,"tracknumbers":true,"images":true,"artists":true,"tracks":[{"src":"https:\/\/www.starfm.co.ke\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/BARNAAMIJKA-DIIRADA-DAY-11.mp3","type":"audio\/mpeg","title":"BARNAAMIJKA DIIRADA DAY 11","caption":"","description":"\"BARNAAMIJKA DIIRADA DAY 11\".","meta":{"length_formatted":"14:22"},"image":{"src":"https:\/\/www.starfm.co.ke\/wp-includes\/images\/media\/audio.png","width":48,"height":64},"thumb":{"src":"https:\/\/www.starfm.co.ke\/wp-includes\/images\/media\/audio.png","width":48,"height":64}}]}
Posted in BARNAAMIJYADA

DHAGEYSO barnaamijka kulanka star dooda furan 11-12-2017

KULANKA DOODA FURAN 12 11 2017 {"type":"audio","tracklist":true,"tracknumbers":true,"images":true,"artists":true,"tracks":[{"src":"https:\/\/www.starfm.co.ke\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/KULANKA-DOODA-FURAN-12-11-2017.mp3","type":"audio\/mpeg","title":"KULANKA DOODA FURAN 12 11 2017","caption":"","description":"\"KULANKA DOODA FURAN 12 11 2017\".","meta":{"length_formatted":"1:12:31"},"image":{"src":"https:\/\/www.starfm.co.ke\/wp-includes\/images\/media\/audio.png","width":48,"height":64},"thumb":{"src":"https:\/\/www.starfm.co.ke\/wp-includes\/images\/media\/audio.png","width":48,"height":64}}]}