Posted in WARARKA

Wakiilka aqalka baarlamaanka hoose ee deegaanka Riguru ee ismaamulka Nyeri Peter Weru oo geeriyooday

Xildhibaanka aqalka baarlamaanka hoose ee deegaanka Riguru ee ismaamulka Nyeri Peter Weru ayaa geeriyooday ka dib markii uu taagnida ka dhacay isaga oo khudbad u…

Posted in WARARKA

Golaha Wasiirada Galmudug oo kulan yeeshay

Golaha Wasiirada maamulka Galmudug ayaa maanta kulan ku yeeshay magaalada Cadaado oo xarun KMG u ah maamulka Galmudug, waxaana kulanka shir guddoominayay Madaxweyne Axmed Ducaalle…

Posted in WARARKA

Hay’adda UNICEF oo sheegtay in 400,000 oo caruur ah oo ku nool Kongo ay macluul haysato

  Hay’ada UNICEF ayaa maanta ka digtay in ugu yaraan 400,000 oo carruur ah oo ku nol gobolka Kasai ee wadanka Congo ay u dhiman…

Posted in WARARKA

Sarkaal ciidamada Puntland ka tirsanaa oo Qarax lagu dilay

Wararka Buuraha Galgala ee Gobolka Bari ee deeganada Puntland ayaa sheegaya maanta inuu qarax ku dhintay madaxa mina barista Puntland Kornayl Cisman Abshir. Saraakiil ka…

Posted in BARNAAMIJYADA

DHAGEYSO barnaamijka diirada 12-12-2017

BARNAAMIJKA DIIRADA DEC DAY 12 {"type":"audio","tracklist":true,"tracknumbers":true,"images":true,"artists":true,"tracks":[{"src":"https:\/\/www.starfm.co.ke\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/BARNAAMIJKA-DIIRADA-DEC-DAY-12.mp3","type":"audio\/mpeg","title":"BARNAAMIJKA DIIRADA DEC DAY 12","caption":"","description":"\"BARNAAMIJKA DIIRADA DEC DAY 12\".","meta":{"length_formatted":"17:17"},"image":{"src":"https:\/\/www.starfm.co.ke\/wp-includes\/images\/media\/audio.png","width":48,"height":64},"thumb":{"src":"https:\/\/www.starfm.co.ke\/wp-includes\/images\/media\/audio.png","width":48,"height":64}}]}
Posted in CIYAARAHA

Wararkii ugu waaweynaa suuqa kala iibsiga ciyaartoyda

Luis Suarez ayaa laga cabsi qabaa inuu isaga guuro kooxda Barcelona madama uusan wax mudnaan ah ku dareemyenin. (Diario Gol) Arsenal ayaa isku daygii ugu…

Posted in CIYAARAHA

Neymar JR oo farriin farxad leh usoo diray Leo Messi

Xiddiga kooxda Paris Saint-Germain Neymar JR ayaa wuxuu farriin usoo diray saaxiibkiisa kooxda Barcelona Lionel Messi ka dib markii ay PSG ku beegantay kooxda Real…

Posted in CIYAARAHA

Salah ayaa ku guuleystay abaalmarinta BBC ee laacibka ugu fiican Afrika.

Weeraryahanka kooxda Liverpool iyo xulka Masar, Mohamed Salah ayaa xalay ku guuleystay abaal-marinta BBC-da ee laacibka ugu wanaagsan Qaaradda Afrika sanadkan 2017. Salah ayaa abaal-marintan…

Posted in CIYAARAHA

Wnyama ayaa bananbax loogu sameeyay dalkani Kenya

Laacibka kooxda kubadda cagta Tottenham ee Victor Wanyama oo indhaha ku haya inuu ka soo laabto dhaawac uu ku maqan yahay ayaa bannaanbax loogu sameeyey…

Posted in CIYAARAHA

Arsene Wenger oo xaqiijiyey inay wadahadallo heshiis kordhin ah kula jiraan Mesut Ozil

Tababaraha kooxda Arsenal ee Arsene Wenger ayaa niyadda u dajiyey taageerayaasha kooxdiisa, waxaana uu shaaca ka qaaday inay socdaan wadahallo ay kula jiraan Mesut Ozil,…