Posted in WARARKA

Madaxweynaha Mozambique oo shaqada ka eryay 4 wasiir

Madaxweynaha wadanka Mozambique ayaa shaqada ka ceyriyay 4 ka mid ah golihiisa wasiirada oo ay ka mid yihiin wasiirkii arrimaha dibada iyo tamarta. Bayaan ka…

Posted in WARARKA

Madaxweynaha cusub ee Somaliland oo la dhaariyay

Xarunta madaxtooyada Somaliland ee magaalada Hargeysa, ayaa lagu dhaariyay Madaxweynaha cusub ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi, waxaana sidoo kale xilka ku wareejiyay Madaxweynihii hore ee…

Posted in WARARKA

AMISOM oo ka jawaabtay eedeyn loo jeediyay

Guddiga midowga Afrika ayaa diiday eedeymaha ku aaddan xadgudubyada xuquuqda aadanaha ee ciidamada AMISOM ee ku jiray warbixintii ay soo saartay Hay’adda Qaramada Midoobay u…

Posted in WARARKA

Maamulka NTSA oo iska fogeeyay eedymo la xariira shilalka wadooyinka

Maamulka qaran ee gaadiidka iyo badqabka wadooyinka ee NTSA ayaa iska fogeeyay eedeymaha loo soo jeediyay oo ku aadan shilalka maalmihii la soo dhafay ka…

Posted in WARARKA

Wasiirka waxbarashada dalka oo xariga ka jaray buugta laga aqrisan doono casharada manjahka cusub

Wasiirka wasaarada waxbarashada ee dalka Dr. Fred Matiangi ayaa maanta xariga ka jaray munaasabad lagu soo bandhigayay buugta ay casharada ka aqrisan doonaan ardayda markii…

Posted in DHAGEYSO WARARKA

DHAGEYSO warka duhurnimo ee star fm 13-12-2017

News 13-12-2017 13 30 {"type":"audio","tracklist":true,"tracknumbers":true,"images":true,"artists":true,"tracks":[{"src":"https:\/\/www.starfm.co.ke\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/News-13-12-2017-13-30.mp3","type":"audio\/mpeg","title":"News 13-12-2017 13 30","caption":"","description":"\"News 13-12-2017 13 30\".","meta":{"length_formatted":"19:34"},"image":{"src":"https:\/\/www.starfm.co.ke\/wp-includes\/images\/media\/audio.png","width":48,"height":64},"thumb":{"src":"https:\/\/www.starfm.co.ke\/wp-includes\/images\/media\/audio.png","width":48,"height":64}}]}
Posted in BARNAAMIJYADA

DHAGEYSO barnaamijka madasha qisooyinka 13-12-2017

MADASHA 13 12 2017 {"type":"audio","tracklist":true,"tracknumbers":true,"images":true,"artists":true,"tracks":[{"src":"https:\/\/www.starfm.co.ke\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/MADASHA-13-12-2017.mp3","type":"audio\/mpeg","title":"MADASHA 13 12 2017","caption":"","description":"\"MADASHA 13 12 2017\".","meta":{"length_formatted":"1:06:54"},"image":{"src":"https:\/\/www.starfm.co.ke\/wp-includes\/images\/media\/audio.png","width":48,"height":64},"thumb":{"src":"https:\/\/www.starfm.co.ke\/wp-includes\/images\/media\/audio.png","width":48,"height":64}}]}
Posted in CIYAARAHA

Wararkii ugu waaweynaa suuqa kala iibsiga ciyaartoyda

Tottenham iyo Everton ayaa ku biiray liiska kooxaha doonaya 17 jirka weerarka uga ciyaara kooxda Hamburg Jann-Fiete Arp (Mirror) Manchester United, Arsenal iyo Tottenham ayaa…

Posted in CIYAARAHA

Man Utd iyo Bournemouth

Manchester United ayaa dooneysa inay kasoo kabsato guuldaradii Manchester Derby marka ay ku martigalineyso Bournemouth garoonka Old Trafford. United ayaa 2-1 qasaaro ah kala kulantay…

Posted in CIYAARAHA

HORDHAC West Ham iyo Arsenal

Arsenal ayaa isku dayi doonta inay kusoo laabato wadada guusha kulanka Premier League oo ay caawa usafrayaan London Stadium oo ay ku ciyaarto kooxda West…