Posted in WARARKA

Dowlada Faransiiska oo lagu eedeyay inay hubeysay dadkii geystay xasuuqii Rwanda

Warbixin hor leh oo la soo saaray aya dowlada Faransiiska iyo sarakiisheeda militari lala xariiriyay inay qeybisay hubkii loo adeegsaday xasuuqi dalka Rwanda ka dhacay…

Posted in WARARKA

Xoghayaha KNUT oo diiday inuu xilka baneeyo

Xoghayaha guud ee ururka qaran ay ku bahoobeen macalimiinta ee KNUT Wilson Sossion ayaa sheegay inuusan xilkasi baneyn doonin kadib markii amar ka soo baxay…

Posted in WARARKA

Maxkamada ugu sareysa dalka oo meesha ka saartay xukunka dilka ah

Maxkamada ugu sareysa ee dalka ayaa maanta oo khamiis ah ku dhawaaqday go’aan taariikhdi ah oo ay meesha uga saartay xukunka dilka ah Francis Karioko…

Posted in WARARKA

Xildhibaanka degaanka koonfurta Suba oo baarlamaanka laga saaray

Waxaa maanta aqalka baarlamaanka ee dalka laga eryay mudanaha laga soo doortay degaanka koonfurta Suba John Mbadi kadib markii uu sheegay in dalka uusan madaxweyne…

Posted in WARARKA

Jacob Zuma oo laba kiiso maxkamada ku guul dareustay.

Madaxweynaha Konfur Africa Jacob Zuma ayaa ku guul dareystaty laba kiis mudda hal maalin ah. Labada Kiis ayaa la xirirnaya falal musuq-maasuqa. Kiiska labaad garsooraha…

Posted in WARARKA

Guterres oo sheegay Qaraarka qaramada midoobay ee Kuuriyada woqooyi si dhamaystiran loo dhaqan galiya.

Xoghayaha qaramada midooobay Antonio Guterres ayaa sheegay in qararka golaha amaanka ee qaramada midoobay ee ku saabsan kuuriyada woqooyi barnaamijyadeeda Nukliyeerka in si dhamaystiran ay…

Posted in WARARKA

Nasa oo dooneyso in siyaasad kaliya ay kala hadli karan madaxweynaha.

Isbaheysiga mucaaradka Nasa ayaa sheegeen in kaliya ay wada hadal ay kala la yeelanayaan madaxweyne Kenyatta arrimaha la xirira siyaasada iyo arrimaha doorashada. Gudiga qaran…

Posted in WARARKA

Saddax milyan oo lahaanshaha dhulka ah oo maamulka Jubilee ay bixisay oo halis ugu jira in lagu dhawaaqo sharci dara.

In ka badan saddax milyan oo lahaan shaha dhulka ah oo ay Kenyanka maamulka Jubilee siisay tan iyo sanadkii 2013-kii ayaa suura gal ah in…

Posted in WARARKA

Senetka Mexico oo ansixiyay biilka Amaanka.

Guddiha Senetka Mexico ayaa ansixiyay biilka amaanka oomuranka dhaliyay iyada oo koxaha u dooda xuquuqda aadanaha ay sheegayaan inuu awood xad dhaaf ah siinayo saraakiisha…

Posted in WARARKA

Xildhibnada oo Maanta u codeynaya xubnaha Kenya kaga qayb galaya EALA.

Xildhibanada ayaa duhurkan dooranaya sagaalka xubno oo Kenya u matalaya baarlamaanka bariga Afrika,Halka dhaarintoodana ay magalada Arusha ee Tanzania bari ka dhici doonto. Hoteelada ayaa…