Posted in WARARKA

Faransiiska oo sheegay inuusan lahayn qorsho uu safaaradiisa ugu rarayo Quddus

Wasiirka arrimaha dibada ee Faransiiska Jean-Yves Le Drian ayaa sheegay in dowladiisa aysan lahayn wax qorsho ah oo ay safaaradeeda ku taalo magaalada Tel Aviv…

Posted in WARARKA

Maraykanka oo sheegay in kuuriyada waqooyi laga doonayo inay soo afjarto tijaabinta gantaalada

Xoghayaha wasaarada arrimaha dibada ee Maraykanka Rex Tillerson ayaa sheegay in kuuriyada waqooyi ay qasab tahay inay soo afjarto dhaqanka uu ku tilmaamay mid halis…

Posted in WARARKA

Mooshin ay meel mariyeen wakiilada ismaamulka Kiambu oo la dhaliilay

Waxaa weli isa soo taraya dhaliisha loo jeedinaya wakiilada xaafadaha kala duwan ee ismaamulka Kiambu kadib marki ay dhawaan meel mariyeen mooshin muran dhaliyay. Mooshinkaasi…

Posted in WARARKA

Laba qof oo lagu qabtay fanka madooriga oo maxkamada la soo taagayo

Waxaa maalinta isniinta maxkamada la soo taagaya laba eedeysane oo ku xiran saldhiga booliska ee ismaamulka Kwale ee gobolka xeebta kuwaasi oo lagu soo qabtay…

Posted in WARARKA

Madaxweynaha dalka oo ka tacsiyeeyay geerida aqoonyahan kenyaan ah oo ka mid ahaa barayaasha jaamacadda Havard

Madaxweynaha dalka Uhuru Kenyatta ayaa ka tacsiyeeyay geeridii shalay ku timid prof. Calestous Juma oo ka mid ahaa barayaasha jaamacadda Havard ee Maraykanka oo dhalasho…

Posted in WARARKA

Sacuudi carabiya oo haweenka u ogolaaneysa inay kaxeyaan babuurta xamuulka iyo mootooyinka

Boqortooyada Sacuudi carabiya ayaa maanta oo sabti ah shaaca ka qaaday in haweenka loo fasaxayo inay kaxeyaan babuurta xamuulka qaada iyo mootooyinka. Waaxda Sacuudi carabiya…

Posted in WARARKA

Jaamacada Al Azhar oo canbareysay xadgudubyada Israa’iil ay kula kacday Falastiniyiinta

Jaamacada Al-Azhar ee dalka Masar ayaa soo saartay bayaan ay si kulul ugu canbareynayso dhibaatooyinka ay ciidamada Israa’iil u geystaan Falastiiniyiinta sameynaya dibadbaxyo ay uga…

Posted in WARARKA

Dhaqatiirta Nyamira oo wacad ku maray inay shaqa joojin ku dhaqaqayaan

Dhaqatiirta Nyamira aya ku goodiyay inay shaqa joojin sameynayaan maadama dowlada ismaamulkaasi ay ku dhalileen inay ku guul dareystay in sarakiisha caafimaad la dallacsiiyo. Sarakiisha…

Posted in WARAYSIYADA

DHAGEYSO warbixin uu inoo soo diray wariyaheena Xassan Mukhtar Axmad oo ah dhalinyarada muruqmaalka ah ee dhaqo baabuurta ismaamulka Wajeer oo ka cabanaayo biyo la’aan

Xassan-Wajeer-Warbixin {"type":"audio","tracklist":true,"tracknumbers":true,"images":true,"artists":true,"tracks":[{"src":"https:\/\/www.starfm.co.ke\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/Xassan-Wajeer-Warbixin.mp3","type":"audio\/mpeg","title":"Xassan-Wajeer-Warbixin","caption":"","description":"\"Xassan-Wajeer-Warbixin\". Released: 2017.","meta":{"year":"2017","length_formatted":"5:04"},"image":{"src":"https:\/\/www.starfm.co.ke\/wp-includes\/images\/media\/audio.png","width":48,"height":64},"thumb":{"src":"https:\/\/www.starfm.co.ke\/wp-includes\/images\/media\/audio.png","width":48,"height":64}}]}
Posted in WARARKA

Maxkamada shaqaalaha oo istaajisay dhaqangelinta amar ka soo baxay wasaarada shaqaalaha

Maxkamada shaqaalaha ee dalka ayaa soo saartay amar si ku meel gaar ah loogu hakiyay dhaqangelinta go’aan ka soo baxay wasaarada shaqaalaha . Sarakiisha ka…