Posted in WARARKA

Madaxweynaha Somalia oo kulan wasaarada difaaca kula leh saraakiisha wasaaradaas ugu saraysa.

Madaxweynaha jamuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa barqanimadii maanta gaaray xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya wuxuuna kulan la yeelanayaa saraakiisha wasaarada difaaca. Madaxweyne Farmaajo ayaa…

Posted in WARARKA

Dowlada Somalia oo ka hadashay sababta loo weeraray guriga C/raxamaan C/shakuur

Wasaaradda Amniga dowladda Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay Weerarkii xalay Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya ay ku qaadeen Guriga Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame. Afhayeenka…

Posted in WARARKA

Shirkada KQ oo lagu amray inay dib u soo celiso 150-shaqalaheeda oo horay shaqada looga tiray.

Maxkamada shaqalaha ayaa ku amartay Shirkada duulimaadka dalka ee Kenya Airways inay sida ugu dhasiyaha badan shaqada dib ugu soo celiso 157 qof oo isugu…

Posted in WARARKA

Militariga dalka oo guda galay baaritaano la xariira dab ka kacay dukaan ku yaalay xarunta ciidamada ee Embakasi

Ciidamada difaaca dalka qeybtooda booliska ah ayaa bilaabay baaritaano la xariira dab ka kacay dukaan ku yaalo saldhiga militariga ee degaanka Embakasi . Afhayeenka KDF-ta…

Posted in CIYAARAHA

Phil Neville Oo Weerar ku qaaday Romelu Lukaku

Daafacii hore ee kooxda Man United Phil Neville ayaa weerar culus ku qaaday weeraryahanka kooxda Man United ee Romelu Lukaku kaas oo aan dabaal degin…

Posted in CIYAARAHA

Real Madrid oo dooneysa in kooxda Chelsea ay Barcelona ka reebto champions league

Kooxda Real Madrid ayaa lagu soo waramayaa in ay si lama filaan ah u rajaynayso in ay Kooxda Barcelona guul ka gaarto kooxda chelsea kana…

Posted in CIYAARAHA

Messi oo ku Dabaal Degay kabtii dahabka uu ku guuleystay

Xiddiga kooxda Barcelona ee Lionel Messi ayaa ka hor kulankii xalay ay kooxdiisa Barcelona la ciyaaraysay kooxda Deportivo soo bandhigay kabtii dahabka ahayd ee uu…

Posted in CIYAARAHA

Ernesto Valverde oo ka hadlay guushii xalay ay ka gareen kooxda deportivo

Tababaraha kooxda Barcelona Ernesto Valverde ayaa beeniyay wararka sheegaya in kulanka Sabtida ee El Clasico ay ku wajahayaan kooxda Real Madrid uu yahay midka go’aamin…

Posted in BARNAAMIJYADA

DHAGEYSO barnaamijka madasha kororsa aqoontada 18-12-2017

MADASHA 18-12 2017 {"type":"audio","tracklist":true,"tracknumbers":true,"images":true,"artists":true,"tracks":[{"src":"https:\/\/www.starfm.co.ke\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/MADASHA-18-12-2017.mp3","type":"audio\/mpeg","title":"MADASHA 18-12 2017","caption":"","description":"\"MADASHA 18-12 2017\".","meta":{"length_formatted":"1:09:02"},"image":{"src":"https:\/\/www.starfm.co.ke\/wp-includes\/images\/media\/audio.png","width":48,"height":64},"thumb":{"src":"https:\/\/www.starfm.co.ke\/wp-includes\/images\/media\/audio.png","width":48,"height":64}}]}
Posted in BARNAAMIJYADA

DHAGEYSO barnaamijka saaka iyo star arrimaha Kenya 18-12-2017

Saaka iyo Star 18-12-2017 {"type":"audio","tracklist":true,"tracknumbers":true,"images":true,"artists":true,"tracks":[{"src":"https:\/\/www.starfm.co.ke\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/Saaka-iyo-Star-18-12-2017.mp3","type":"audio\/mpeg","title":"Saaka iyo Star 18-12-2017","caption":"","description":"\"Saaka iyo Star 18-12-2017\".","meta":{"length_formatted":"1:05:49"},"image":{"src":"https:\/\/www.starfm.co.ke\/wp-includes\/images\/media\/audio.png","width":48,"height":64},"thumb":{"src":"https:\/\/www.starfm.co.ke\/wp-includes\/images\/media\/audio.png","width":48,"height":64}}]}