Posted in DHAGEYSO WARARKA

DHAGEYSO warka duhurnimo ee star fm 20-12-2017

News 20-12-2017 13 30 {"type":"audio","tracklist":true,"tracknumbers":true,"images":true,"artists":true,"tracks":[{"src":"https:\/\/www.starfm.co.ke\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/News-20-12-2017-13-30.mp3","type":"audio\/mpeg","title":"News 20-12-2017 13 30","caption":"","description":"\"News 20-12-2017 13 30\".","meta":{"length_formatted":"21:38"},"image":{"src":"https:\/\/www.starfm.co.ke\/wp-includes\/images\/media\/audio.png","width":48,"height":64},"thumb":{"src":"https:\/\/www.starfm.co.ke\/wp-includes\/images\/media\/audio.png","width":48,"height":64}}]}
Posted in WARARKA

Dalladda SOMA oo maanta Tababar ka furtay Cadaado

Dalladda Warbaahinta Soomaaliyeed (Somali Media Association) ee SOMA ayaa maanta waxa uu magaalada Cadaado oo xarun KMG ah maamulka Galmudug ka furay Tababar ku saabsan…

Posted in WARARKA

136 qof oo rayid ah oo lagu dilay Yemen

Ugu yaraan 136 qof oo rayid ah ayaa lagu dilay dalka Yemen 11-kii maalmood ee la soo dhaafay, iyadoo ay sababtay geeridda dadkaasi weeraro isdaba…

Posted in WARARKA

Madaxweyne Farmaajo oo Hambalyo u diray Ciidamada Booliska Soomaaliya

Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray dhammaan Ciidammada Booliska Soomaaliyeed iyo qoysaskooda, munaasabadda 20-ka December awgeed oo ku beegan…

Posted in WARARKA

4 qof oo ku dhimatay dab ka kacay maqaaxi ku taalo Kisumu

Ugu yaraan 4 qof ayaa ku dhimatay halka weli 6 kalena la la’yahay kadib markii xalay uu dab ka kacay maqaaxi ku taalo ismaamulka Kisumu….

Posted in WARARKA

Natiijada imtixaanka KCSE-da oo maanta lagu dhawaaqay

Wasiirka wasaarada waxbarashada ee dalka sido kalena ah sii hayaha xilka wasiirka wasaarada arrimaha gudaha Dr. Fred Matiangi ayaa maanta shaaciyay natiijadii ka soo baxday…

Posted in WARARKA

Xisbiga jubilee oo ku guuleystay hogaanka gudiyada baarlmaanka

Xildhibaanda aqalka baarlamaanka ee dalka ayaa saaka u codeeyay sarakiisha gudoominaya gudiyada kala duwan iyo ku xigeenadooda iyadoo xisabiga muxaafidka ee jubilee uu codad badan…

Posted in CIYAARAHA

Mar waliba kala soco wararka suuqa kal iibsiga ciyaartoyda website-ka Star fm

  Halyeeyga Arsenal Ian Wright ayaa ugu baaqay Manchester City inay lasoo saxiixato xiddiga Liverpool Mo Salah. (Sky Sports & Daily Express)Tababaraha Manchester United Jose…

Posted in CIYAARAHA

Olivier Giroud oo xaley dhaawac soo gaaray

Tababaraha Arsenal Arsene Wenger ayaa ka walwalsan dhaawaca soo gaaray Olivier Giroud intii lagu jiray kulankii 1-0 EFL ay kaga badiyeen kooxda West Ham. Giroud…

Posted in CIYAARAHA

Barcelona Oo War Kasoo Saartay Dacwad Ka Dhan Ah Heshiiska Griezmann Oo Ay Kooxda Atletico Madrid U Gudbisay FIFA

Barcelona ayaa lagu soo waramayaa inay ceyrsaneyso saxiixa xiddiga reer Faransiiska ee Antoine Griezmann, inkastoo ay Atletico kula jirto qandaraas ilaa 2022ka ah. Atletico Madrid…