Posted in CIYAARAHA

Alexis Sanchez oo ku biiraayo PSG

Kooxda Faransiiska ka dhisan ee Paris Saint-Germain ayaa diyaar u ah inay 25 milyan oo ginni bisha Jannaayo kula soo wareegto xiddiga weerarka uga ciyaara…

Posted in CIYAARAHA

Zidane oo doonayo wareryahan u buuxiyo booskii uu baneeyay Morata

Sida wararku ay sheegayaan kooxda kubadda cagta Real Madrid ee ka dhisan dalka Spain ayaa indhaha la heshay isla markaana doonaya inay la soo saxiixato…

Posted in CIYAARAHA

Coutinho oo hadiyad ka helay Barcelona

Philippe Coutinho ayaa haddiyad lagu xardhay midabada kooxda Barcelona ka helay saaxiibkiis Luis Suarez, iyadoo la ogsoon yahay in kooxda Catalans ay dadaal ugu jirto…

Posted in CIYAARAHA

Michael Owen oo SHAXDII ugu fiicnayd ee isku dhaf ah ka sameeyey kooxaha Real Madrid iyo Barcelona

Weeraryahankii hore ee kooxda Real Madrid Michael Owen haatanna ah falanqeeye ciyaaraha ah ayaa soo xushay shaxdii ugu fiicneyd ee isku darka ah kooxaha Real…

Posted in CIYAARAHA

Liverpool oo dooneyso Dani Ceballos

Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa la soo warinayaa inay ku soo biirtay tartanka loogu jiro saxiixa laacibka khadka dhexe ee Real Madrid Dani Ceballos inta…

Posted in WARARKA

Madaxwenaha dawladda Puntland oo tegey magaalada Buurtinle ee gobolka Nugaal

Madaxwenaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa maanta 21 December 2017 safar shaqo ku tegey magaalada Buurtinle…

Posted in WARARKA

Qof ku dhintay dab ka kacay ismaamulka Elgeyo Marakwet

Nin lagu magacaabo Joseph Kipkurui, oo ah 52-jir ayaa lagu soo waramayaa inuu ku gubtay gurikiisa oo ku yaalay deegaanka Keiyo ee koonfurta ismaamulka Elgeyo…

Posted in WARARKA

Eedeysanayaasha lacagta ka dhacay Bankiga KCB oo mar kale lagu sii daayay damiin lacageed

3 eedeysane oo lala xariirinayo in bishi hore ee Nobember ay Bankiga KCB ka xadeen in ka badan 50 milyan oo shilinka dalka ah ayaa…

Posted in WARARKA

Raila Odinga oo sheegay in baaritaano lagu sameeyo imtixaankii KCSE-da ee sanadkan

Hogaamiyaha garabka mucaaradka ee NASA Raila Odinga ayaa maanta ku baaqay in baaritaan lagu sameeyo sababtii kentay in ardayadi sanadkan u fadhiisatay imtixaanka fasalka afaraad…

Posted in DHAGEYSO WARARKA

DHAGEYSO warka duhurnima ee star fm 21-12-2017

News 21-12-2017 13 30 {"type":"audio","tracklist":true,"tracknumbers":true,"images":true,"artists":true,"tracks":[{"src":"https:\/\/www.starfm.co.ke\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/News-21-12-2017-13-30.mp3","type":"audio\/mpeg","title":"News 21-12-2017 13 30","caption":"","description":"\"News 21-12-2017 13 30\".","meta":{"length_formatted":"24:20"},"image":{"src":"https:\/\/www.starfm.co.ke\/wp-includes\/images\/media\/audio.png","width":48,"height":64},"thumb":{"src":"https:\/\/www.starfm.co.ke\/wp-includes\/images\/media\/audio.png","width":48,"height":64}}]}