Posted in WARARKA

Madxaweyne Mnangagw oo magcaabay Ku xigeen.

Madaxweynaha dalka ZXimbabwe ayaa u magacaabay Kembo Mohadi oo horay u ahaa madaxa ciidamada qalabka sida madaxweyne Ku xigeen. Magcaabista ayaa wada u xaareysa in…

Raila-Odinga
Posted in WARARKA

Dhaarinta Raila Odinga oo malinta bari daaha la qaadi doono

Hoggamiyasha Nasa Raila Odinga ayaa shaaca ka qaaday in gudi u xilsaaran inay isku duba ridaan xaflada dhaarinta ay bari bixinaya faahfahin ku saabsan xafladaas….

Posted in WARARKA

Thaabid Cabdi Maxamed oo caafimaad dibadda ah u diray Faa’iso Maxamed

Thaabid Cabdi Maxamed Guddoomiyaha gobolka banaadir ahna duqa Muqdisho ayaa Maanta garoonka diyaaradaha ku sagootiyay Faa’iso Maxamed Cabdi oo ah gabadhii uu dhibaatada u geystay…

Posted in WARARKA

Madaxweyne Farmaajo oo sheegay inay abaal u hayaan turkiga

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tababar u soo xiray dufcaddii ugu horreysay ee ka qalin jabiya Kulliyadda Tababarka Ciidamada Turkiga ee Soomaaliya (Turky-Som). Farmaajo…

Posted in CIYAARAHA

Mourinho oo cambareyay kulamada xiriirka ee EPL-ka

Tababaraha Manchester United Jose Mourinho ayaa ka hadlay dhibaatada kooxdiisa kala kulmi karto kulamada mashquulka badan ee waqtiga ka haray sannadkaan ciyaareyso kooxdiisa. United ayaa…

Posted in CIYAARAHA

Neymar oo shegay inuu daawan doonin kulanka EL Clasico

Mid ka mid ah ciyaartooyda ugu weyn ee ka maqan kulanka El Clasico ee sabtida maanta ah ayaa loo arkaa Neymar, laakiin ciyaaryahanka reer Brazil…

Posted in CIYAARAHA

Ranveer Singh oo laga dhigay mbaashadoorka India EPL ee dalak India

Jillaaga caanka ah ee shirkadda aflaanta Bollywood Industry Ranveer Singh ayaa waxaa heshiis la gaaray horyaalka England Premier League waxaana loo magacaabay ambaashadoorka Premier League…

Posted in CIYAARAHA

Madaxweynaha kooxda PSG oo beeniyay inuu Neymar JR ku biiraayo Real Madrid

Madaxweynaha kooxda Paris Saint-Germain Nasser Al-Khelaifi ayaa ka hadlay wararka xanta ah ee Neymar JR la xiriirinaya inuu ka tegayo horyaalka Faransiiska ee Ligue 1…

Posted in CIYAARAHA

Ibrahimovic oo laga yaabo inuu kusoo bilowdo kulankiisii ugu horreeyey ee EPL

Weeraryahanka kooxda Manchester United Zlatan Ibrahimovic ayaa laga yaabaa inuu kusoo bilowdo kulankiisii ugu horreeyey ee horyaalka England Premier League marka ay booqdaan garoonka kooxda…

Posted in BARNAAMIJYADA

DHAGEYSO barnaamijka kulanka star ciyaaraha 23-12-2017

ciyaaraha {"type":"audio","tracklist":true,"tracknumbers":true,"images":true,"artists":true,"tracks":[{"src":"https:\/\/www.starfm.co.ke\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/ciyaaraha.mp3","type":"audio\/mpeg","title":"ciyaaraha","caption":"","description":"\"ciyaaraha\".","meta":{"length_formatted":"1:15:27"},"image":{"src":"https:\/\/www.starfm.co.ke\/wp-includes\/images\/media\/audio.png","width":48,"height":64},"thumb":{"src":"https:\/\/www.starfm.co.ke\/wp-includes\/images\/media\/audio.png","width":48,"height":64}}]}