Posted in WARARKA

Baadiriga ugu weyn Kaniisadaha oo ku baaqay wadahadl dhexmaraa Falastiyiin iyo Israa’iil.

Baadariga ugu weyn kaniisadaha Masiixiyiinta Pope Francis ayaa ku baaqay “nabadda Qudus” iyo wada hadal dhexmara Falastiin iyo Israa’iil. Isagoo garwaaqsaday “xiisadda sii kordheysa” ee…

Posted in WARARKA

2 qof oo ku dhimatay shil ka dhacay xaafada Gatundu

Laba sarkaal oo ka shaqaynayay isbitaalka magaalada Gatuundu ee heerka afaraad ayaa lagu soo waramayaa inay ku dhinteen shil gaari halka 6 qof oo kalena…

Posted in WARARKA

Wakiilka haweenka ee ismaamulka Muraanga oo natijadii xumeyd ee sanadka ku eedeysay ardayda

Wakiilka haweenka ee ismaamulka Muranga Sabina Chege ayaa ardayada dalka ku eedeeysay natijadii xumeeyd ee uga soo hoyatay imtixaanka fasalka afaraad ee KCSE-da ee sanadka….

Posted in WARARKA

Hogaamiyaha Mucaaradka Nasa oo sheegay inuu ka laaban doonin qorshihiisa lagu dhaarin lahaa

Hogaamniyaha mucaaradaka ee NASA Raila Odinga ayaa sheegay inuu sii wadi doono qorshihiisa ku aadan dhaarinta madaxweynaha shacabka. Hadalkan ayuu Mr Odinga ka jeediyay xilii…

Posted in CIYAARAHA

Wayne Rooney oo £750,000 tabarucaad ku bixiyey

Weeraryahanka kooxda Everton ee Wayne Rooney ayaa saddex tabarucaad oo ay sameysay hay’addiisa waxa ay ka soo xareysay £750,000 iyadoo la shaaciyey qaabka lacagahaasi loo…

Posted in CIYAARAHA

Naby Keita oo raba inuu hadda ku biiro Liverpool

Burburiyaha reer Guinea Naby Keita ayaa wuxuu qaati ka taagan yahay kooxdiisa RB Leipzig wuxuuna doonayaa inuu ku biiro kooxda iibsatay ee Liverpool suuqa kala…

Posted in CIYAARAHA

Cristiano Ronaldo oo guuldarrada kulankii El Clasico ku eedeeyey Perez

Weeraryahanka kooxda kubadda cagta Real Madrid ee Cristiano Ronaldo ayaa la soo warinayaa inuu si caro leh uga hadlay guuldarradii ka soo gaartay kooxda Barcelona,…

Posted in CIYAARAHA

Waxa uu Vermaelen ka sameeyey kooxdiisa Barcelona oo la shaaciyey

Thomas Vermaelen ayaa la soo warinayaa in kaddib kulankii El Clasico ee Real Madrid uu rikoor ka sameeyey kooxdiisa Barcelona. Difaaca reer Belgium ayaa inkastoo…

Posted in CIYAARAHA

Kooxda Atletico Madrid oo heshay badalka Griezmann

Kooxda kubadda cagta Atletico Madrid ayaa la soo sheegayaa inay Pierre-Emerick Aubameyang u aragto Weeraryahanka u bedelaya booska uu banneeyo Antoine Griezmann, kaasoo lagu wado…

Posted in BARNAAMIJYADA

DHAGEYSO barnaamijka kulanka star Dooda furan 25-12-2017

kulanka star dooda furan 25-12-2017 {"type":"audio","tracklist":true,"tracknumbers":true,"images":true,"artists":true,"tracks":[{"src":"https:\/\/www.starfm.co.ke\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/kulanka-star-dooda-furan-25-12-2017.mp3","type":"audio\/mpeg","title":"kulanka star dooda furan 25-12-2017","caption":"","description":"\"kulanka star dooda furan 25-12-2017\".","meta":{"length_formatted":"1:05:40"},"image":{"src":"https:\/\/www.starfm.co.ke\/wp-includes\/images\/media\/audio.png","width":48,"height":64},"thumb":{"src":"https:\/\/www.starfm.co.ke\/wp-includes\/images\/media\/audio.png","width":48,"height":64}}]}