Posted in WARARKA

Xeer Ilaaliye ku xigeenka Soomaaliya oo xilka laga qaaday

Sida ay wararka sheegayaan xeer ilaaliye ku xigeenka Soomaaliya Axmed Cali Abuukar ayaa xilka qaadis lagu sameeyay, iyadoo warar kal duwan ay ka soo baxayaan…

Posted in DHAGEYSO WARARKA

DHAGEYSO warka subaxnimo ee star fm 28-12-2017

News 28-12-2017 6 00PM {"type":"audio","tracklist":true,"tracknumbers":true,"images":true,"artists":true,"tracks":[{"src":"https:\/\/www.starfm.co.ke\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/News-28-12-2017-6-00PM.mp3","type":"audio\/mpeg","title":"News 28-12-2017 6 00PM","caption":"","description":"\"News 28-12-2017 6 00PM\".","meta":{"length_formatted":"8:25"},"image":{"src":"https:\/\/www.starfm.co.ke\/wp-includes\/images\/media\/audio.png","width":48,"height":64},"thumb":{"src":"https:\/\/www.starfm.co.ke\/wp-includes\/images\/media\/audio.png","width":48,"height":64}}]}
Posted in DHAGEYSO WARARKA

DHAGEYSO warka duhurnimo ee star fm 28-12-2017

News 28-12-2017 13 30 {"type":"audio","tracklist":true,"tracknumbers":true,"images":true,"artists":true,"tracks":[{"src":"https:\/\/www.starfm.co.ke\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/News-28-12-2017-13-30.mp3","type":"audio\/mpeg","title":"News 28-12-2017 13 30","caption":"","description":"\"News 28-12-2017 13 30\".","meta":{"length_formatted":"24:29"},"image":{"src":"https:\/\/www.starfm.co.ke\/wp-includes\/images\/media\/audio.png","width":48,"height":64},"thumb":{"src":"https:\/\/www.starfm.co.ke\/wp-includes\/images\/media\/audio.png","width":48,"height":64}}]}
Posted in BARNAAMIJYADA

DHAGEYSO barnaamijka Diirada 28-12-2017

BARNAAMIJKA DIIRADA DEC DAY 28 {"type":"audio","tracklist":true,"tracknumbers":true,"images":true,"artists":true,"tracks":[{"src":"https:\/\/www.starfm.co.ke\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/BARNAAMIJKA-DIIRADA-DEC-DAY-28.mp3","type":"audio\/mpeg","title":"BARNAAMIJKA DIIRADA DEC DAY 28","caption":"","description":"\"BARNAAMIJKA DIIRADA DEC DAY 28\".","meta":{"length_formatted":"10:46"},"image":{"src":"https:\/\/www.starfm.co.ke\/wp-includes\/images\/media\/audio.png","width":48,"height":64},"thumb":{"src":"https:\/\/www.starfm.co.ke\/wp-includes\/images\/media\/audio.png","width":48,"height":64}}]}
Posted in BARNAAMIJYADA

DHAGEYSO barnaamijka madasha macalinka raadiyaha 28-12-2017

MADASHA 28-12 2017 {"type":"audio","tracklist":true,"tracknumbers":true,"images":true,"artists":true,"tracks":[{"src":"https:\/\/www.starfm.co.ke\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/MADASHA-28-12-2017.mp3","type":"audio\/mpeg","title":"MADASHA 28-12 2017","caption":"","description":"\"MADASHA 28-12 2017\".","meta":{"length_formatted":"1:09:33"},"image":{"src":"https:\/\/www.starfm.co.ke\/wp-includes\/images\/media\/audio.png","width":48,"height":64},"thumb":{"src":"https:\/\/www.starfm.co.ke\/wp-includes\/images\/media\/audio.png","width":48,"height":64}}]}
Posted in CIYAARAHA

Liverpool oo la soo wareegtay Virgil Van Dijk

Tababaraha kooxda Liverpool Virgil Van Dijk ayaa qalbiga u qaboojiyay taageerayaasha Reds una sheegay daafaca aduunka ugu qaalisan oo ay lasoo saxiixdeen Virgil Van Dijk…

Posted in CIYAARAHA

Alvaro Morata oo filanayo inay u dhashaan labo cunug oo Mataano ah

Sida ay sheegayaan wararka laga helayo dalka Spain weeraryahanka kooxda kubadda cagta Chelsea ee Alvaro Morata ayaa filanaya in loo dhalo labo cunug oo mataano…

Posted in CIYAARAHA

Arsenal oo markale dalab ka gudbineyso Mahrez

Arsenal ayaa qorsheyneysa iney u dhaqaaqdo soo xerogalinta garabka Leicester City Riyad Mahrez sida ay sheegayaan warbixino ka imaanaya dalkiisa Algeria, dalab cusub ayeyna ka…

Posted in CIYAARAHA

Manchester United oo soo aliftay qorshe kale oo ay kula soo wareegeyso Paulo Dybala

Manchester United ayaa bilowday iney ku fakarto qorshe cusub oo ay kula soo saxiixaneyso Paulo Dybala iyadoo ku wareejin doonta aduun dhan 70 Malyan iyo…

Posted in CIYAARAHA

Ousmane Dembele oo garoomada dhib ugu soo laabtay

Barcelona ayaa dib usoo dhaweyn doonta saxiixeeda ugu qaalisan Ousmane Dembele kaas oo muddo afar bilood ah garoomada ka maqnaa kadib dhaawac kasoo gaaray dhanka…