Posted in WARAYSIYADA

DHAGEYSO warbixin uu inoo diyaariyay Maxamad Cali Maxamad ayaa arrinkaasi warbixin inooga diyaariyay

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/01/MUHAA-WARBIXIN-KALONZO.mp3
Posted in WARAYSIYADA

DHAGEYSO Dadka ku nool deganka faafi oo cabasho ka mujiyay libax far aba,an ku haya dadka iyo duunyada ee degankaa Fafi.

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/01/libax_1.mp3
Posted in WARAYSIYADA

DHAGEYSO Mudanaaysha aqalka wakiilada dawlada Goboleedka Garisa oo so dhaweeyay qorshaha nidaaminta dhulka e ay wada Dowlad ismaamulka Garisa .

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/01/Qaar-kamid-ah-mudanayasha-Garissa-MCAs.mp3
Posted in WARARKA

DHAGEYSO Talafishanada ay dowlada shalay xirtay oo sii xirnaan doona

Wasiirka wasaarada arrimaha gudaha dalka Dr Fred Matiangi ayaa maanta carabka ku dhuftay inay sii xirnaan doonaan talefishanada Citizen,Ntv,iyo iyo Ktn inta baaritaanada la wado…

Posted in WARARKA

Warbixin hordhac ah oo laga soo saaray dhacdadii dhawaan laga soo tabiyay isbitaalka qaran ee Kenyaatta

Warbixin hordhac ah ayay maanta ka soo saareen gudiga baarlamaanka ee caafimaadka dalka iyagoona sheegay inaysan jirin wax cadeeymo ah oo muujinaysa in haweenay lagu…

Posted in WARARKA

Maraykanka oo hoggaamiye sara oo ka tirsan Xamaas u aqoonsaday inuu yahay argagixiso caalami ah

Dowlada Maraykanka ayaa Ismaaciil Xaniya oo ah hoggaamiye sare oo ka tirsan ururka xamaas ku tilmaantay inuu yahay argagixiso caalami ah. Wasaarada arrimaha dibada ee…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO Maxkamada Milimani ee Nairobi oo maanta ayiday guushii oo uu gaaray Senetarka ismaamulka Wajeer

Waxaa maanta ay maxkamada Milimani ee magaaladatan Nairobi ay meel marisay guushi uu gaaray senatarka ismaamulka Wajeer Abdullahi Ibrahim Cali oo horaan dacwad ka dhan…

Posted in WARARKA

Xildhibaan TJ Kajwanga oo la qabtay

Xildhibaanka Ruaraka TJ Kajwanga oo ka mid ah qareenada Raila odinga la joogay markuu is dhaarinaye ayaa la qabtay Xildhibanka waxaa lagu qabtay bannanka maxkamada…

Posted in CIYAARAHA

Lambarkee ayuu Aubameyang Arsenal U xiran Doonaa

Arsenal ayaa ugu dambeyn gacanta ku soo dhigtay weeraryahanka reer Gabon ee naadiga Dortmund Pierre-Emerick Aubameyang kaa oo noqday laacibka ugu qaalisan kooxda reer London….

Posted in CIYAARAHA

Arsenal oo ugu dambeyn dhameystirtay Aubameyang

Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa maanta dhammaytirtay saxiixa Weeraryahan Pierre-Emerick Aubameyang, kaasoo ay kala soo wareegeen naadiga Borussia Dortmund ee dalka Jarmalka. Tan iyo markii…