Posted in WARARKA

Nin dilay xaaskisa kadib 50 ksh oo ay ka soo deyn satay dariskeeda.

Booliska magalada Nairobi ayaa baritaano ku sameynaya hooyo 40 sano jir ah oo la sheegey dhaacawyo soo gaaray in ay u dhimatay kadib marki uu…

Posted in WARARKA

Dalka Iceland oo soo saaray sharci dhigaya in raga iyo haweenka la siiyo mushaar siman

Waxaa dalka Iceland ee qaarada Yurub ka dhaqangalay sharci cusub oo diidaya in raga shaqeeya la siiyo mushaar ka badan inta ay haweenka qataan. Arrintan…

Posted in WARARKA

9 qof oo ku dhimatay isku rabshado ka dhacay xabsi ku yaala Brazil

Wararka inaga soo gaaraya dalka Brazil ayaa sheegay in xabsi halkaasi ku yaala ay ku dhinteen ugu yaraan sagaal qof halka 14 kalena ay soo…

Posted in WARARKA

Xasan Cali khayr oo sheegay in xukuumadiisu ay qabatay wax lagu amaano mudfadii yarayd ee ay jirtay.

Ra’isulwasaaraha Somalia Xassan Cali Khayre ayaa sharaxaad ka bixiyay waxyaabaha ay hirgaliyeen mudadii halka sano ka yarayd ee ay shaqaynaysa dowlada ay hogaamiyaan madaxweyne Farmaajo…

Posted in WARARKA

Xubno ka tirsan Gudiga doorashooyinka Somalia oo gaaray magaalada Jowhar.

Wafdi ka socda Guddiga Madaxa banaan ee Doorashooyinka Qaranka Somalia ayaa gaaray Magaalada Jowhar ee Xaruunta Gobolka Shabeelaha dhexe waxayna halkaas u tageen sidii shacabka…

Posted in CIYAARAHA

Neymar Jr oo ku guuleystay abaal-marinta Sanba d’Or

Ciyaaryahanka kooxda kubadda cagta Paris Saint – Germain ayaa ku guuleystay abaal-marinta Sanba d’Or ee la guddoonsiiyo sanad walba xiddiga reer Brazil ee ugu fiican…

Posted in CIYAARAHA

Ronaldo oo doonayo kooxdiisa inay la soo wareegto Harry Kane

Sida ay sheegayaan wararka laga helayo dalka Spain Weeraryahanka kooxda kubadda cagta Real Madrid ee Cristiano Ronaldo ayaa u sheegay maamulka kooxdiisa in Karim Benzema…

Posted in CIYAARAHA

ogoow isbedel walba oo ku dhici doona rikoorada u yaalla suuqa Spain iyo midka dunida marka uu Coutinho ku biiro Barcelona

Ma ahan wax qarsooni ah inay kooxda Barcelona xiiso u qabto saxiixa kubadsameeyaha xulka qaranka Brazil iyo kooxda Liverpool Philippe Coutinho. Si kastaba ha ahaatee,…

Posted in CIYAARAHA

Real Madrid oo dooneyso inay la soo saxiixato goolhayaha kooxda Athletic Bilbao

Heshiiska uu goolhayaha reer Spain Kepa Arrizabalaga Revuelta ugu soo dhaqaaqayo kooxda Real Madrid ayaa ku dhow in si dhaqsi ah loo dhammeystiro maalmaha nagu…

Posted in CIYAARAHA

Lionel Messi oo farriin aan farxad gelin u diray xiddiga ay xafiiltamaan ee Cristiano Ronaldo.

Sida wararku ay sheegayaan xiddiga kooxda kubadda cagta Barcelona ee Lionel Messi ayaa farriin aan farxad gelin u diray xiddiga ay xafiiltamaan ee kooxda Real…