Posted in WARARKA

AL-shabaab oo sheegatay masuuliyaha dilkii Cali Nuur Shuute.

War ka soo baxay Dagaalyhanada Al-Shabaab ayaa lagu sheegay inay masuul ka yihiin dilkii loo gaystay Cali Nuur Shuute oo ahaa Aabaha dhalay Xasan Cali…

Posted in WARARKA

Gudiga doorashooyinka Somalia oo la kulmay madaxda maamulka Hirshabeele

Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa Magaalada Jowhar ee xarunta gobolka shabeelada dhexe kulan kula qaatay xubno ka tirsan gudiga madaxa banaan ee doorashooyinka…

Posted in WARARKA

Qaramada midoobay oo sheegtay in sanadkii la soo dhafay 3,000 oo shacab ah lagu dilay Ciraaq

Qaramada midoobay ayaa sheegtay in dalka Ciraaq sanadkii 2017-kii lagu dilay dad shacab ah oo ay tiradoodu kor u dhafeysa 3000. Bishii Disembar ee sanadkii…

Posted in WARARKA

Wasiirkii arrimaha dibada ee Zambiya oo iscasilay

Waxaa xilkiisi iska casilay wasiirkii arrimaha dibada ee dalka Zambiya Harry Kalaba oo qoraal arrintaasi la xariira soo dhigay bartiisa Facebook-ga. Arrintan ayaa imaaneysa iyadoo…

Posted in WARARKA

14 qof oo ku dhaawacmay bas ku gadoomay Nairobi

Waxaa saaka wadada Kenyatta Avenue ee ismaamulka Nairobi ku gadoomay mid ka mid ah basaska shirkada City Shuttle halkaasi oo ay ku dhaawacmeen ugu yaraan…

Posted in WARARKA

Wasiirka waxbarashada ee dalka oo shir gudoomiyay kulan ku saabsan manhajka cusub

Wasiirka wasaarada waxbarashada ee dalka sido kalena ah sii hayaha xilka wasiirka wasaarada arrimaha gudaha Dr. Fred Matiangi ayaa maanta shir gudoomiyay kulan ka dhacay…

Posted in DHAGEYSO WARARKA

DHAGEYSO warka duhurnimo ee star fm

NEWS 03-01-2018 13 30 {"type":"audio","tracklist":true,"tracknumbers":true,"images":true,"artists":true,"tracks":[{"src":"https:\/\/www.starfm.co.ke\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/NEWS-03-01-2018-13-30.mp3","type":"audio\/mpeg","title":"NEWS 03-01-2018 13 30","caption":"","description":"\"NEWS 03-01-2018 13 30\".","meta":{"length_formatted":"19:15"},"image":{"src":"https:\/\/www.starfm.co.ke\/wp-includes\/images\/media\/audio.png","width":48,"height":64},"thumb":{"src":"https:\/\/www.starfm.co.ke\/wp-includes\/images\/media\/audio.png","width":48,"height":64}}]}
Posted in BARNAAMIJYADA

DHAGEYSO barnaamijka madasha Qisooyinka 03-01-2018

Madasha 03-01-2018 {"type":"audio","tracklist":true,"tracknumbers":true,"images":true,"artists":true,"tracks":[{"src":"https:\/\/www.starfm.co.ke\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/Madasha-03-01-2018.mp3","type":"audio\/mpeg","title":"Madasha 03-01-2018","caption":"","description":"\"Madasha 03-01-2018\".","meta":{"length_formatted":"1:04:51"},"image":{"src":"https:\/\/www.starfm.co.ke\/wp-includes\/images\/media\/audio.png","width":48,"height":64},"thumb":{"src":"https:\/\/www.starfm.co.ke\/wp-includes\/images\/media\/audio.png","width":48,"height":64}}]}
Posted in BARNAAMIJYADA

DHAGEYSO barnaamijka hoganka star arrimaha Gobolka waqooyibari 03-01-2018

hoganka Star 03-01-2018 {"type":"audio","tracklist":true,"tracknumbers":true,"images":true,"artists":true,"tracks":[{"src":"https:\/\/www.starfm.co.ke\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/hoganka-Star-03-01-2018.mp3","type":"audio\/mpeg","title":"hoganka Star 03-01-2018","caption":"","description":"\"hoganka Star 03-01-2018\".","meta":{"length_formatted":"1:17:30"},"image":{"src":"https:\/\/www.starfm.co.ke\/wp-includes\/images\/media\/audio.png","width":48,"height":64},"thumb":{"src":"https:\/\/www.starfm.co.ke\/wp-includes\/images\/media\/audio.png","width":48,"height":64}}]}
Posted in English

Experts to determine fate of bold school reforms

That was the question on the minds of Kenyans last evening as education experts prepared to meet Wednesday at a special conference to determine, among…