Posted in BARNAAMIJYADA

DHAGAYSO Xubinta Xikmada 05-1-2017

XUBINTA XIKMADA 05 JAN 2018 {"type":"audio","tracklist":true,"tracknumbers":true,"images":true,"artists":true,"tracks":[{"src":"https:\/\/www.starfm.co.ke\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/XUBINTA-XIKMADA-05-JAN-2018.mp3","type":"audio\/mpeg","title":"XUBINTA XIKMADA 05 JAN 2018","caption":"","description":"\"XUBINTA XIKMADA 05 JAN 2018\".","meta":{"length_formatted":"2:25"},"image":{"src":"https:\/\/www.starfm.co.ke\/wp-includes\/images\/media\/audio.png","width":48,"height":64},"thumb":{"src":"https:\/\/www.starfm.co.ke\/wp-includes\/images\/media\/audio.png","width":48,"height":64}}]}
Posted in WARARKA

Darasaad lagu ogaaday in tirada muslimiinta ee ku nool Maraykanka ay sanadka 2050-ka noqonaysa 8 milyan

Darasaad la sameeyay ayaa lagu ogaaday in muslimiinta ku nool dalka Maraykanka ay tiradoodu sara u sii kici doonto oo ay 2040-ka noqonayaan bulshada labaad…

Posted in WARARKA

Dacwad oogaha iiraan oo sirdoonka Maraykanka , Israa’iil iyo Sacuudiga ku eedeyay dibadbaxyada dalkaasi.

Madaxa waaxda dacwad oogista ee dalka iiraan Maxamad Jafar Montazeri ayaa sarkaal ka tirsan sirdoonka maraykanka ee CIA-da ku eedeyay inuu ka danbeeyay dibadbaxyadii ay…

Posted in WARARKA

Madaxweynaha dalka Uhuru Kenyaatta oo maanta magacaabay golishiisa wasiirada.

Madaxweynaha dalka Uhuru Kenyaatta ayaa maanta soo magacaabay golihiisa wasiirada ee dowlada isgoona dib u soo celiyay wasiiro hore oo ka tirsanaa dowladiisa. Waxaana ka…

Posted in WARARKA

Waaxda garsoorka oo adeegyada ku bixin doonto qaab dijitaal ah

Waaxda garsoorka ee dalka ayaa diirada saareysa sidii sanadkan loo darddargelin lahaa dhageysiga dacwadaha oo ay ka mid yihiin 66,214 kiisas ah oo shanti sano…

Posted in WARARKA

Kuuriyada waqooyi iyo kuuriyada koonfureed oo wadahadal yeelanaya

Waxaa markii ugu horeysay mudo laba sano ah wadahadal yeelanaya kuuriyada waqooyi iyo kuuriyada koonfureed. Wadahadaladan rasmiga ah ayaa la filayaa inay qabsoomaan 9-ka bishan…

Posted in WARARKA

In ka badan 1200 oo ah kalkaaliyaasha ka hawlgalo Nakuru oo shaqa joojin ku dhawaaqay

Ugu yaraan 1200 oo ah kalkaaliyaasha ka shaqeya cisbitaalada ku yaalo ismaamulka Nakuru ayaa sheegay inay shaqa joojin ku dhaqaqayaan maadama maamul goboleedkaasi uu ka…

Posted in WARARKA

Maraykanka oo balanqaaday inuu tageeraya dowlad wadaajinta

Dowlada Maraykanka ayaa balanqaaday inay deeq lacageed ku taagereyso ismaamulada dalka si loogu guuleysto nidaamka dowlad wadaajinta. Safiirka Maraykanka u fadhiyo magaaladatani Nairobi Robert Godec…

Posted in WARARKA

Maxkamada Migori oo waxba kama jiraan ka soo qaaday magacabista 12 wakiilo ah

Xisbiga ODM ayay soo gaartay darbaaxo xooggan kadib markii maxkamada ismaamulka Migori ay waxba kama jiraan ka soo qaaday tallabadii 12 wakiilo ah si magacaabis…

Posted in WARARKA

Wasiirka  arrimaha dastuurka iyo caadalada ee Hong Kong oo iscasilay

Wasiirkii arrimaha dastuurka iyo caadalada ee   Hong Kong Rimsky Yuen ayaa lagu soo waramayaa inuu xilkiisi iska casilay. Waxaa uu tallabadaasi qaaday maanta oo jimco…