Posted in WARARKA

Suudaan oo beenisay in ay xiisad kala dhaxayso Eritrea

Dowladda Sudan ayaa beenisay warar sheegayay in xiisad ay ka dhex taagan tahay Eritrea iyo Sudan. Arrintan ayaa ka dambeysay ka dib markii Sudan ay…

Posted in WARARKA

Madaxweynaha soomaaliland ayaa safar ku tagay dalka Jabuti

madaxweynaha maamulka SomaliLand ayaa maanta safar ku tagay wadanka Jabuti Qodobkaasi oo faahfaahsan waxaa magaalada Hargeysa inooga soo diray Cabdirisaaq Axmad Cabdi koronto

Posted in WARARKA

Xilidhibanka koonfurta imenti oo sheegay in madaxweyne ku xigenka dalka 2022-ka uu ka soo bixi doono bariga mount kenya.

Xildhibaanka koonfurta imenti Kathuri Murungi ayaa sheegay in madaxweyne ku xigeenka dalka sanada 2022-ka uu noqonaya siyaasi ka soo jeedo mount Kenya. Mr murungi ayaa…

Posted in WARARKA

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo si kulul uga hadlay dilalka ka dhaca Muqdisho

Gudoomiyaha gobolka Banaadir Thabit Cabdi Maxamad ayaa si kulul uga hadlay dilalka qorsheysan ee maalmihii la soo dhaafay ka dhacayay Magaalada Muqdisho. Gudoomiyaha ayaa sheegay…

Posted in BARNAAMIJYADA

DHAGEYSO xubinta sheeko gabaan oo la magac baxday jirab caashaq 06-01-2018

sheeko gaaban {"type":"audio","tracklist":true,"tracknumbers":true,"images":true,"artists":true,"tracks":[{"src":"https:\/\/www.starfm.co.ke\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/sheeko-gaaban.mp3","type":"audio\/mpeg","title":"sheeko gaaban","caption":"","description":"\"sheeko gaaban\".","meta":{"length_formatted":"10:58"},"image":{"src":"https:\/\/www.starfm.co.ke\/wp-includes\/images\/media\/audio.png","width":48,"height":64},"thumb":{"src":"https:\/\/www.starfm.co.ke\/wp-includes\/images\/media\/audio.png","width":48,"height":64}}]}
Posted in BARNAAMIJYADA

DHAGEYSO Xubinta Caafimaadka 06-1-2018

XUBINTA CAAFIMAADKA 6 JAN 2018 {"type":"audio","tracklist":true,"tracknumbers":true,"images":true,"artists":true,"tracks":[{"src":"https:\/\/www.starfm.co.ke\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/XUBINTA-CAAFIMAADKA-6-JAN-2018.mp3","type":"audio\/mpeg","title":"XUBINTA CAAFIMAADKA 6 JAN 2018","caption":"","description":"\"XUBINTA CAAFIMAADKA 6 JAN 2018\".","meta":{"length_formatted":"10:00"},"image":{"src":"https:\/\/www.starfm.co.ke\/wp-includes\/images\/media\/audio.png","width":48,"height":64},"thumb":{"src":"https:\/\/www.starfm.co.ke\/wp-includes\/images\/media\/audio.png","width":48,"height":64}}]}
Posted in WARARKA

Cudurka daacuunka oo laga xakameeyay ismaamulka Wajeer

cudurka daacuun caloolaha oo 1-dii bishi Disembar ee sanadkii tagay ka dilaacay ismaamulka Wajeer ayaa haatan la xakameeyay sida uu sharaxaayo wasiirka wassarada caafimaadka ee…

Posted in WARARKA

Xildhibaanka degaanka Garissa Township oo kulan la yeeshay maamulayaasha dugsiyada

Hoogaamiyaha aqlabiyada aqalka baarlamaanka ee dalka sido kalena ah mudanaha laga soo doortay degaanka Garissa Township Adan Barre Ducaale ayaa maanta kulan la yeeshay maamulayasha…

Posted in WARARKA

Magaalada Garissa ayaa waxaa laga dareemaya dhaq dhaqaaqa la xiriira dugsiyada la furay

  Magaalada Garissa, gaar ahaan goobaha lagu iibiya agabka iskoolada aya si wayn looga daremaya dhaq dhaqaaqa la xariira dugsiyada dhawaan la furay Cabdisamad Muxumad…

Posted in WARARKA

Shacabka Mandhera oo soo dhaweeyay darbiga ay dowlada ka dhiseysa xadka kala qeybiyo ismaamulkaasi iyo Beledexaawo

  Shacabka ku nool ismaamulka Mandhera aya soo dhaweeyay oo sheegay inay dowlada ku tagerayaan darbiga ay ka dhiseysa xadka kala qeybinaya magaladaasi iyo degmada…