Posted in WARARKA

DHAGEYSO Somaliland oo u digtay dowladda Dhexe iyo Puntland

Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cabdiraxmaan Guri-barwaaqo oo Warbaahinta kula hadlay maagalada Hargeysa ayaa ka digay daandaansi dagaal oo uu sheegay in ay wadaan Putland iyo weliba…

Posted in WARARKA

Arady ku dhintay dibadbaxyo ka dhacay wadanka Sudaan

Hal qof oo arday ah ayaa dhintay halka 6 qof oo kalena ay dhaawacmeen ka dib markii uu mudaaharaadyo balaaran ay ka dhaceen dalka Sudan….

Posted in WARARKA

DHAGEYSO Nairobi oo can ku ah gaariga dadweynaha ay racaan ee loo yaqaano Matatu

Caasimada Nairobi waxaa ay caan ku tahay Matatuda ama gawarida dadweynaha ay raacaan waxaana dhif iyo naadhir ah in aad aragto dhalinyaro soomaaliyeed oo ka…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO Shil ka dhacay Bangal oo ay dad ku dhinteen

Waxaa faah faahin dheeraad ah ay ka soo baxaysaa shil ka dhacay shil ka dhacay Bangal oo ay dad ku waxyeeloobeen . Wariyaheena Star AbadiWali…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO TIKA oo Deegaanka Dadaab ka furtay xarun carruurta agoonta ah wax lagu bari doono

Waxaa manta degmada dadaab ee ismaamulka Garissa laga furay xarun qab lacag la aan ah wax logu bari doono caruurta agoonta ee degankaas waxaana mal…

Posted in WARARKA

Dagaalo ka dhacay deegaano ka tirsan gobolka Sool.

Wararkii ugu dambeeyay ee ka imaanaya degaano ka tirsan gobolka Sool oo ay ku dagaallameen Ciidamada ka kala tirsan Maamulada Somaliland iyo Puntland ayaa sheegayaa…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO Madaarka magaalada garoowe oo maanta xariga laga jaray.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi (Farmajo) oo shalay gaaray magaalada Garowe ee xarunta gobolka Nugaal ayaa wuxuu maantay halkaas xariga kaga jaray Garoonka Diyaaradaha…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO Dowladda ismaamulka Garissa oo mel marinaysaa sharci ka dhan ah nidaamka daaqa xoolaha

Dawlada ismaamul goboleedka Garissa ayaa diyaarinaysa hindisa sharciyeed ah in la meel mariya sharci hagi doona nidaamka daaqa xoolaha kaasoo lagu astayn doona dhul xiliga…

Posted in WARARKA

14 qof oo shacab ah oo lagu dilay duqeymo ka dhacay Suuriya

Mid ka mid ah ururrada gurmadka ee dalka Suuriya ayaa sheegay in ugu yaraan 14 qof oo shacab ah lagu dilay duqeymo dhanka cirka ah…

Posted in WARARKA

17 ka mid ah ehelada wadaad lagu xiray sacuudiga oo lagu soo rogay xayiraadka dhanka safarada ah

Hay’adda caalamiga ee xuquuqul aadanaha ee Human Rights Watch ayaa boqortooyada sacuudi carabiya ku eedeysay inay 17 ka mid ah ehelada wadaad xirnaa 4-tii bilood…