Posted in WARARKA

Hogaamiyaha mucaaradka Tunisiya oo ku baaqay dibadbaxyo dheraad ah

Xisbiga mucaaradka ee ugu weyn dalka Tunisiya ayaa ku baaqay in dibadbaxyada dalkaasi ka dhacay ay sii socdaan maadama dowlada ay ku eedeynayaan inaysan cadaalad…

Posted in WARARKA

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya oo Magaaladda Doha kula kulmay dhigiisa Dowladda Qadar

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiraxmaan Ducaalle Beyle iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ku sugan Magaaladda Doha, ayaa la kulmay Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee…

Posted in WARARKA

Ra’iisul wasaaraha soomaaliya oo sheegay in la xoojinaayo shaqada Nabad Suggida

Raiisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre, ayaa shaaca ka qaaday in la xoojinayo shaqada ay qabtaan ciidanka Nabad Suggida Iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed. Khayre ayaa…

Posted in WARARKA

Madaxweynaha dalka oo amar ku bixiyay in sarakiisha maamulka NTSA ay wadooyinka baneyaan

Madaxweynaha dalka Uhuru Kenyatta ayaa maanta amar ku bixiyay in sarakiisha  maamulka qaran ee gaadiidka iyo badqabka  ee NTSA  aysan  wadooyinka ka hawlgelin. Waxaa uu…

Posted in DHAGEYSO WARARKA

DHAGEYSO warka duhurnimo ee star fm 09-01-2018

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/01/NEWS-09-01-2018-13-30.mp3
Posted in CIYAARAHA

Arsenal oo Evans la wareegaysa iyo Arteta oo badali doono Arsenal Wenger

Arsenal ayaa isha ku haysa xaalada suuqa kala iibsiga bisha Janaayo, iyadoo Express Sport usi faahfaahsan kaga hadashay xaalada kooxda ku ciyaarta Emirates. Arsenal ayaa…

Posted in CIYAARAHA

Arsenal iyo Liverpool oo doonaya Rakitic

Ivan Rakitic ayaa laga yaabaa inuu ka tago kooxda Barcelona maadaama uu ka cabsi qabo inuu lumiyo booskiisa safka koowaad, xilli ay Catalans 145 milyan…

Posted in CIYAARAHA

Philippe Coutinho oo qaaday tallaabo qaldan

Philippe Coutinho ayaa waxaa farriimo badan usoo diray ciyaartoyda reer Brazil ee u ciyaara kooxda Real Madrid oo uu xifaaltan weyn kala dhexeeyo Barcleona, waxayna…

Posted in CIYAARAHA

Man City oo xiriir dhow la sameysay.

Kooxda Manchester City ayaa laga yaabaa inay dhammeystirto saxiixa weeraryahanka kooxda Arsenal Alexis Sanchez Isbuucaan ka dib markii ay wadahadallo la yeelatay maamulka Gunners waxayna…

Posted in CIYAARAHA

Lix ciyaaryahan oo ka tegaya Barcelona bishaan Jannaayo

Barcelona ayaa u baahan inay isku miisaanto dhaqaalaheeda ka dib markii ay 145 milyan oo ginni ku qarash gareysay saxiixa kubadsameeyaha reer Brazil Philippe Coutinho….