Posted in WARARKA

DHAGEYSO Cudurka daacuunka oo ka dilaacay deegaanka Dadaab ee ismaamulka Garisa

Deegaanka Dhadhaab ee Ismaamulka Gaarisa ayaa waxaa ka Dilaacay cudurka Daacuunka oo dad yar yar iyo dad waa weynba soo ritay. Xildhibaanka laga soo doorto…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO Booyadleyda ismaamulka Mandera oo ka cabanayaa canshuur ay ku soo rogtay dowlada ismaamulkaasi.

DGAGEYSO Dadka ka shaqeeystaa gawaarida Booyadaha ee Kountiga mandera ayaa kacabanaaya canshuur dheeri ah oo ay ku soo rogtay dowlada. Faah faahinta qodobkani waxaa inoo…

Posted in WARARKA

100 qof oo laga cabsi qabaa inay ku dhinteen Badda Meditiriaanka ee dalka Libya

ila iyo 100 qof oo qaxooti ah ayaa laga cabsi qabaa in ay ku dhinteen badda Mediterraneanka ee dalka Libya ka dib markii ay degtay…

Posted in WARARKA

Mdaxweynaha Soomaalia oo maanta gaaray magaalada Qardho

Madaxweynaha Soomaalia Maxamed C,laahi Farmaajo oo maalmahan ku sugan Puntland ayaa Gaaray Magalada Qardho,Maamulka iyo Dadweynaha ayaa si weyn usoo dhoweeyay Wafdiga Madaxweynaha. Madaxweyne Farmaajo…

Posted in WARARKA

9 qof oo ku dhimatay shil ka dhacay Nyahururu

Ila iyo 9 qof ayaa la xaqiijiyay inay ku dhimatay shil ka dhacay wadada Ndaragwa iskuna xirtaa Nyahururu iyo Nyeri. 7 qof oo kale oo…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO Madaxa cisbitaalka guud ee Mandhera oo soo dhaweeyay go’aan ay dowlada la soo saartay daawada Codeine

Agaasimaha guud ee cisbitaalka weyn ee ismaamulka Mandhera Dr.Maxamad Aadan Xussein ayaa sheegay inay soo dhaweynayaan amar shalay ka soo baxay gudiga dowlada u qaabilsan…

Posted in DHAGEYSO WARARKA

DHAGEYSO Warka Duhurnimo ee Star Fm 10-01-2018

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/01/NEWS-10-01-2018-13-30.mp3
Posted in DHAGEYSO WARARKA

DHAGEYSO Warka Subaxnimo ee Star fm 10-01-2018

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/01/NEWS-10-01-2018-08-00.mp3
Posted in BARNAAMIJYADA

DHAGEYSO Barnaamijka Kulanka Star Arrimaha Haweenka 10-01-2018

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/01/kulanka-star10-01-2018.mp3
Posted in BARNAAMIJYADA

DHAGEYSO barnaamijkaHoganka Star Arrimaha Gobolka Waqoyi bari 10-01-2018

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/01/saaka-iyo-star-10-01-2018.mp3