Posted in CIYAARAHA

Ancelotti oo ku soo wajahan Arsenal

Tababare Carlo Ancelotti ayaa ogolaaday inuu Arsene Wenger ka badalo xilka tababaranimo ee Arsenal sida ay sheegayaan warbixino ka imaanaya gudaha wadanka talyaaniga, waana warkii…

Posted in CIYAARAHA

Coutinho Oo Kasoo Jawaab Celiyay Fariin Uu Dhawaan Ka Helay Mohamed Salah.

Kubad sameeyaha reer Brazil iyo kooxda Barcelona Philippe Coutinho ayaa wuxuu ka jawaab celiyay fariin uu dhawaan lasoo wadaagay saaxiibkiis hore kooxda Liverpool Mohamed Salah,…

Posted in CIYAARAHA

Saxiixa cusub ee Barcelona Yerry Mina oo soo gaaray magaalada Barcelona

Saxiixa cusub ee Barcelona Yerry Mina ayaa soo gaaray magaalada Barcelona walow uusan helin soo dhaweyn weyn sida xidigii ka horeyay ee Philippe Coutinho, balse…

Posted in CIYAARAHA

Macalinkii badali lahaa Antonio Conte oo durba ogolaaday inuu talada Stamford Bridge la wareego

Chelsea ayaa durba heshay macalinkii badali lahaa Antonio Conte marka uu dhamaado xilli ciyaareedkaan sida ay sheegayaan warbixino ka imaanaya gudaha dalka talyaaniga, waana macalin…

Posted in CIYAARAHA

Jose Mourinho oo mid ka mid ah ciyaartoyda mustaqbalka kuwooda ugu fiican yurub weydiistay inuu kooxdiisa iska joogo.

Tababaraha Manchester United Jose Mourinho ayaa lagu soo waramayaa inuu talaabo u qaaday saxiixa da’yarka Ajax Amsterdam Justin Kluivert waana wiilka uu dhalay xidigii hore…

Posted in WARARKA

Maamulka idaacada Star Fm ayaa ka tacsiyadeeyay geerida ku timid gudoomiya ku xigeenka Supkem

Maamulka iyo shaqaalaha idaacada Star Fm ayaa waxaa ay ka tacsiyadeeynayaan geerida ku timid Allah ha unaxariistee Sheikh abdullahi sirat Osman. Sheikh abdullahi sirat Osman…

Posted in WARARKA

Hay’ada Amnesty International oo ku baaqday in baaritaan madaxbanaan lagu sameeyo ciidamada wadanka Myanmar

Hay’ada Amnesty International ayaa ku baaqday in baaritaano madaxbanaan lagu sameeyo ciidamada wadanka Myanmar ka dib markii ay qirteen inay xasuuqeen shacab. Ciidamada dalka Myanmar…

Posted in WARARKA

Ciidamada Israa’iil oo dilay laba dhalinyaro oo Falastyiin ah

Laba dhalinyaro oo u dhalatay dalka Falastiyiin ayaa lagu soo waramayaa inay dileen ciidamada Israa’iil ka dib markii ay dibadbaxyo ka dhaceen magaalada Qaza ….

Posted in WARARKA

NEMA oo xirtay qaar kamid ah baararka Nairobi

Hay’ada qaran ee maarenta deeganka oo loo soo gaabiyo NEMA ayaa kormeertay goobaha habeenkii lagu cabeeyo ee loo yaqaano baarka oo ku yaalo magaaladatani Nairobi….

Posted in WARARKA

Qaxootiga laga soo raray Kambi coos oo cabanayaa

Qarkamid ah qaxotigii laga soo raray xerada kambois ee lakenay xerada Hagarder ayaa cabasho ka mujiyay adeeg xumo kadib mudo sided biloow ah markii la…