Day: January 15, 2018
Fanaanada Khadiija Cabdullaahi Dalays oo ku geeriyootay dalka Canada.
Allaha u naxariistee waxaa dalka Canada ku geeriyootay Fanaanadda Soomaaliyeed Khadiijo Cabdllaahi Daleys oo ka mid aheyd fanaaniinta qaranka ee caanka ahaa. Khadiijo Cabdllaahi Daleys…
Saraakiil da’yar ah oo loo howl galiyay maamulida saldhigyo ku yaalada gobolka banaadir.
Kadib markii ciidamada Booliska ee dowlada Fedraalka Somaliya ay ka mid noqdeen dhalinyaro badan oo Jaamacadaha kala duwan ee dalka ka soo baxay, ayaa iyadoo…
Human Rights Watch oo sheegtay in Al-shabaab ay caruurta soomaaliyeed si qasab ah ku shaqaleysiiso
Hay’adda caalamiga ee xuquuqul aadanaha ee Human Rights Watch ayaa sheegtay in xarakada Al-shabaab ay u goodisay sido kalena shacab ka afduubatay gobolka Bay. Waxaa…
38 qof oo ku dhimatay qaraxyo ka dhacay Baqdaad
Ugu yaraan 38 qof ayaa ilaa iyo hada la xaqiijiyay inay ku dhinteen laba qarax oo ka dhacay magaala madaxda Ciraaq ee Baqdaad halka in…
Sudaan oo ciidamo geysay xadka ay la wadaagto Eritrea
Dowlada suudaan ayaa sheegtay inay ciidamo dheeraad ah geystay xadka ay la leedahay Eritrea. Horrantii bishan ayay ahayd markii ay soo baxeen warar sheegaya in…
Shiikh ka soo jeedo Marsabit oo maxkamad la soo taagaya kadib markii lala xariiriyay argagixisada
Waxaa maanta maxkamad ku taalo ismaamulka Nairobi lagu wadaa in uu ka soo hormuuqdo shiikh lagu magacaabo Guyo Gorsa oo lagu eedeyay inuu xariir la…
Barayaasha jaamacadaha dalka oo ku hanjbay shaqa joojin
Barayaasha jaamacada dalka ayaa ku goodiyay inay shaqa joojin kale ku dhaqaqayaan maadama weli aanan xal laga gaarin heshiiskii la xariiray mushaar kordhinta ee gorgortanka…
DHAGEYSO Gudoomiyaha Wajeer oo ka hadlay guushiisi la buriyay
Hogaamiyaha Maamul Goboleedka Wajeer Maxamad Cabdi Maxamuud ayaa markii ugu horeysay ka hadlay tallabadii dhawaan maxkamada Milimani ee magaaladatani Nairobi ay ku burisay guushii uga…