10 qof oo ku dhimatay buundo ku duntay Kolombiya

Waxaa ilaa iyo hada la xaqiijiyay in 10 qof ay ku dhinteen dalka Kolombiya kadib markii ay soo duntay buundo uu dhismo ku socday.
Buundadan oo laga dhisayay bartamaha wadankaasi ayaa waxaa duntay qeyb ka mid ah oo waxyeelo ay ka soo gaartay shaqaalihii gacanta ku hayay.
9 qof ayaa isla goobta ku dhimatay halka midka kalena uu xijaabtay isagoo isbitaalka loo sii wado.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *