5 qoys oo gurigooda laga helay iyagoo meyd ah.

Qoys ka kooban shan qof ayaa iyaga oo meyd ah laga helay gurigooda oo ku yaalo xafada Juja ee ismaamulka Kiambu.
Ciidamada booliska ayaa sheegay hooya iyo sedax caruur ay dhashay oo da’dooda lagu qiyaasay 10 sano iyo nin la helay iyagoo meyd ah aroornimadii hore ee saaka.
Ciidamada ayaa uga shakiyay ninka inuu dilay xaaskiisa iyo caruurtiisa ka hor inta aan la dhigin guriga gubanayaa.
Waxay intas ku dareen ciidamada booliska inay dhaawacya ka muuqdeen jirka hooyada iyo caruurteeda.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *