Angel Di Maria oo sheegay in Messi uu yahay kan ugu wanaagsan

Dooda ku saabsan in Lionel Messi uu u baahan yahay koob weyn si ugu yaraan loogu yeero kan ugu weyn kubadda cagta ayaa gaartay heerkii ugu dareysay, blase Angel Di Maria wuxuu aaminsan yahay inuu yahay kan ugu wanaagsan mar walba.
Kabtanka Argentina ayaa hantay koob walba heerkiisa kooxaha, balse wali wuxuu raadinayaa inuu koob la hanto qarankiisa inkastoo uu sadex jeer ku hungoobay inuu koob la qaado madama uu final la tagay.
Wuxuu tagay finalka tartanka Copa America laba jeer oo xiriir ah, sidoo kalana wuxuu mar tiigsada finalka koobka aduunkd iyadoo dhacdooyinkaas ay dhaceen 2014, 2015 iyo 2016.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *