DHAGEYSO dadweynaha Mandheera oo ka soo horjeestay dhismaha garoonka diyaarada

Deegaanka Karo oo hoos yimaado magaalada mandera ee xarunta ismaamulka mandera ayaa waxa ay dowlada doonaysaa inay kadhisto garoon diyaaradeed oo caalimi ah
dhismaha garoonkaani diyaaradeed ayaa dhawaan waxaa kasoohorjeestay qaarkamid ah waxgaradka bulshada degto degaankaasi halka kuwokalena maanta ay taageereen walow shuruudo ay lasocdeen

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *