Gabar afar sano jir ah oo dhimatay ka dib markii lagu kufsaday degmada Jandarpar Gujjar ee dalka Pakistan

Gabar yar oo afar sano jir ah oo u dhalatay wadanka Pakistan ayaa lagu soo waramayaa in lagu kufsaday galbeedka wadankaasi ka dibna loo gaystay jir dil.
Gabadhani oo lagu magacaabo Asma ayaa meydkeeda laga helay barkad ku taala degmada Jandarpar Gujjar ee magaalada Mardin dalka Pakistan.
Baaritaano hor dhac ah oo lagu sameeyay Asma ayaa muujinyaa in markii la kufsaday ka dib laga taqalusay.
Ciidamada booliska ee galbeedka wadanka Pakistan ayaa sheegay inay bilaabeen baaritaan ku aadan dhacdadaasi.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *