Sidee ayuu u dabaal degay Alex Oxlade-Chamberlain markii goolka dhaliyay kulankii City.

Wakiilka Weeraryahanka kooxda Borussia Dortmund ee Pierre-Emerick Aubameyang ayaa u duulay Magaalada London ee caasimadda dalka Ingiriiska si uu wadahadallo ula yeesho kooxda Arsenal.
Weeraryahanka kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa si weyn ugu dabaal-degay guushii wacnayd ee ay Man City kaga gaareen horyaalka Premier League.
Alex Oxlade-Chamberlain ayaa soo bandhigay sawir la jecleysano oo ay ku wada jiraan isaga iyo gabadha saaxiibka la’ah ee Perrie Edwards, kaasoo uu ugu dabaal degay guushii xusuusta lahayd ee ay ka gaareen kooxda Manchester City Axadda hore.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *