Posted in WARAYSIYADA

DHAGEYSO Shir ammaanka looga hadalaya oo ka furmay Islii Nairobi

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/01/Warka-Nairobi-Cabdikhadar.mp3
Posted in WARAYSIYADA

DHAGEYSO Warbixin uu inooga soo diray magaalada Wajeer wariyaheena Xassan Mukhtar Axmed

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/01/siminaar-kusaabsanaa-qiimaha-waqtiga-oo-laguqabtay-wajir.mp3
Posted in WARARKA

DHAGEYSO Ibrahim Maxamad Ashkar oo sheegay inuu ku qanacsaneyn go’aankii ay dhawaan maxkamada Garissa gaartay

Ibrahim Maxamad Ashkar oo maxkamada magalada Garissa geeyay kiis ka dhan ahaa natiijadii doorashadii kursiga FAFI ward ee  dhacday bishi 8daad sanadkii 2017kii , ayaa…

Posted in CIYAARAHA

Halkuu ayuu uga jira xulkeena Somalia kala sareynta FIFA

Xiriirka kubadda cagta Adduunka ee FIFA ayaa maanta soo saaray qiimeynta Billaha ee xulalka Adduunka, iyadoo uu xulka Jarmalku ku jiro kaalinta 1-aad oo uu…

Posted in CIYAARAHA

Man United oo wadahadallo heshiis kordhin ah la bilowday De Gea

Manchester United ayaa wadahadallo heshiis kordhin ah la bilawday goolhayaheeda David de Gea si ay uga horjoogsato inuu u dhaqaaqo kooxda Real Madrid oo si…

Posted in CIYAARAHA

Andy Carroll oo diiday inuu la tababarto kooxdiisa!

Weeraryahanka kooxda West Ham United Andy Carroll ayaa diiday inuu tababarka la qaato kooxdiisa. 29-sano jirkaan ayaa ku andacooday inuu qabo dhaawac dhanka canqowga ah,…

Posted in CIYAARAHA

Man United oo dooneysa Eden Hazard

Manchester United ayaa lagu soo waramayaa inay haatan qarka u saaran tahay inay dhammaystirto saxiix Weeraryahanka Arsenal ee Alexis Sanchez. Hasa ahaate Shabkadda laga aqristo…

Posted in CIYAARAHA

Wayne Rooney oo kadambeeyay in Theo Walcott uu xirto maaliyada Everton.

Theo Walcott ayaa shaaca ka qaaday in Rooney uu kula taliyey inuu kula soo biiro isaga kooxda Toffees. Wararkan ayaa ah mid dabar jab ku…

Posted in BARNAAMIJYADA

DHAGEYSO Barnaamijka Kulanka Star Raad Raaca dhaqanka 18-01-2018

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/01/kulanka-star-18-01-2018-two.mp3
Posted in BARNAAMIJYADA

DHAGEYSO Barnaamijka Madasha Macalinka Raadiyaha 18-01-2018

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/01/Madasha-18-01-2018.mp3