DHAGEYSO Laamaha amaanka ee Wajeer oo faahfaahin ka bixiyay hawlgalo xalay laga fuliyay xaafada South C

Ciidamada amaanka ee ismaamulka Wajeer ayaa ka hadlay hawlgalo xalay fiidkii la fuliyay oo qaar ka mid ah shacabka ku nool xaafada South C ay walaac ka muujiyeen.
Qaar ka mid ah shacabka halkaasi ku nool ayaa warbaahinta star u sheegay in maqribkii lagu amray inay dukamada xiraan iyadoo uusan jirin wax bandhow ah oo saaran Wajeer.
Waxay ka dhawajiyeen inuu soo gaargay khasaaro hantiyeed

Xaafada south C ee magaalada wajeer ayaa xalay fiidki lagu soo daadiyay ciidamo waxayna sarakiisha dadka waydiinayeen aqoonsiga qaran ee ID-ga.
Taliyaha saldhiga booliska ee bariga Wajeer Mr. Wanyama ayaa hawlgaladaasi faahfaahin ka bixiyay

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *