18 qof oo ku dhimatay rabasho xoogan oo ka dhacay xabsi ku yaala dalka Ecuador

0
362

Ugu yaraan 18 maxbuus ayaa dhimatay halka dhowr sarkaal boolis ah ay dhaawacyo soo gaareen ka dib markii ay rabshado ka dhaceen xabsiga ugu weyn wadanka Ecuardor.
Maamulka xabsiga SNAI ee dalka Andean-ka ayaa in rabshadihii ugu weyna ay sanadkan ka dhaceen xabsiga SNAI.
Cutubyo boolis oo si khaas ah u tababaran ayaa la geeyay jeelasha ama xabsihga koonfurta gobolka Guayas, taas oo ky taallo magaalada ugu weyn ee Guayaquil, iyo gobolka Cotopaxi, koonfurta caasimada Quito, si loo joojiyo rabshadaha.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here