Posted in WARARKA

Ururka qaran ee dhaqatiirta oo ku goodiyay shaqa joojin

Ururka qaran ee ay ku bahoobeen dhaqaatiirta dalka ee magiciisu loo soo gaabiyo KMPDU ayaa ku goodiyay inuu shaqa joojin ku dhaqaaqayo maadama jaamacadaha iyo…

Posted in WARARKA

Wakiilada golaha hoose ee ismaamulada oo lagu booriyay inay ka tanasulaan isqabqabsiga soo noqnoqdo

Wakiilada golaha hoose ee ismaamulada dalka ayaa lagu booriyay inay mujiyaan habdhaqanka laga doonayo mas’uuliyiinta oo ay soo afjaraan isqabqabsiga u dhexeya ee mararka qaar…

Posted in WARARKA

Hay’adda Human Rights Watch oo Sacuudiga ku eedeyay inuu xadgudubyo ka geystay gudaha Yemen

Hay’adda caalamiga ee xuquuqul aadanaha ee Human Rights Watch ayaa isbeheysiga uu sacuudigu horkacaya ee dagaalka kula jiro xuutiyiinta Yemen ku eedeyay inuu sameeyay xadgudub…

Posted in WARARKA

Dowlada oo sheegtay in cawaaqib ay ka dhalanayso dhaarinta Raila Odinga.

Dowlada dhexe ayaa hoggamiyaasha urur weynaha mucaaradka Nasa u sheegtay inay diyaar u ahadaan cawaaqibta ka dhalan karto qorshaha la doonayo in lagu dhaariyo Raila…

Posted in WARARKA

Maxkamada sare oo si ku meel gaar ah u hakisay amarkii lagu mamnuucay safarada habeenkii.

Maxkamada sare ee dalka ayaa soo saartay amar ku meel gaar ah oo lagu hor istaagaya in la dhaqangeliyo go’aankii maamulka qaran ee gaadiidka iyo…