DHAGEYSO Xildhibaanka Mvita oo waalidiinta ka dalbaday in ay carruurtooda geeyaan dugsiyada sare

Xildhibaanka laga soo doortay deegaanka Mvita Abdulswamad Sharrif Nassir ayaa waalidiinta deegaankaasi ugu baaqay inay carruurtooda dugsiyada sare geeyaan si ay uga faa’idaystaan waxbarashada bilaashka ah ee ay dowladu bixisay
Waxaa uu intaas ku daray xildhibaanka in uu wadahadal la yeeshay maamulada dugsiyada sare ee gobolka xeebta dalka.

Dhinaca kale waalidiinta gobolka xeebta ee dalka ayaa dowlada ka codsday inay eegaan skuulada ku yaala goobaha saboolka ah.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *