Xildhibaanka Embkaasi oo ku xiran xabsiga Parkland ee Nairobi

Xildhibaanka laga soo doortay deegaanka Embakaasi Babu Owino ayaa lagu xiray saldhiga ciidamada Booliska ee Parklands.
Xildhibaankan ayaa lagu eedeeyay inu ku kacay fal anshax xumo ah isagoona ku sugnaa dibada aqalka baarlamaanka dalka.
Mr Babu Owino ayaa waxaa qabtay ciidamada loo yaqaano Flying Squad-ka.
Qabashada xildhibaanka deegaanka Embakaasi ee Nairobi ayaa keentay inay dibadbaxyo dhigaan ardayda Jaamacada Nairobi .
Ardayda jamacada Nairobi ayaa dowlada ka dalbaday inay xabsiga ka sii daayaan Babu Owino.
Ma ahan markii ugu horaysay oo xabsiga loo taxaabo xildhibaanka Embakaasi Poul Ongilo oo ku magac dheer Babu Owino.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *